Fasalka Sumaya. Macallin Xamda.
Maasha'allaah
Markaska Daaru Al-Macrifa مركز دار المعرفة
Bogga rasmiga ah ee markaska Daarul-macrifa ee ku yaal Hargeysa degmada M.Haaruun.
12/11/2025
*Hambalyo*
Maamulka iyo macallimiinta Markaska Daaru Al-Macrifa waxa ay hambalyo iyo duco u dirayaan ardayadda: Amaani Cabdalla Saciid, oo maanta dhamaysay xifdiga qur'aanka kariimka ah.
Alla haku anfaco qur'aanka, waalidkeed iyo macalimiinteedana Allaah haka abaal mariyo.
11/11/2025
Hambalyo
Maamulka iyo macallimiinta Markaska Daaru Al-Macrifa مركز دار المعرفة waxa ay hambalyo iyo duco u dirayaan labada arday ee maanta qur'aanka xifdigiisa dhameeyay oo kala ah
1: Farax Mustafe
2: Nimco Maxamuud Cismaan.
Alla haku anfaco qur'aanka, waalidkooda iyo macalimiintoodana Allaah haka abaal mariyo.
02/10/2025
Maamulka markaska Daarul-macrifa waxa uu hambalyo u dirayaa ardaydan oo ka gudubtay imtixaankii muqaabalada qaybta Ijaasada.
Waxa aan sidoo kale u mahad naqaynaa maamulka markaska Imaamul-bazi oo naga caawiyay imtixaanka ardaydan.
1: Xannaan Axmed Ibraahim
2: Shamsa Kayse
3: Axmed Kayse.
H**e u socda dhamaantiin.
03/09/2025
Waxa xifdiga qur'aanka khatimay "Subeer Cabdillaahi Axmed" 09/03/1447H, 01/09/2025.
Waxa aan halkan u marinaynaa hambalyo iyo duco, sidoo kale waalidkiisa iyo macalimiintasana Allaah haka abaal mariyo dedaalka ay la soo galeen.
28/08/2025
Qayb ka mid ah ardayda markaska Daarul-macrifa oo tartankii qur'aanka badiyay ayaan u saarnay dalxiis gaaban.
H**e u socda dhamaantiin.
04/06/2025
Maamulka iyo macallimiinta markaska Daarul-macrifa waxa uu hambalyo iyo duco halkan uga dirayaa ardayadda : Farduus Yuusuf Cilmi, oo dhamaysay xifdiga qur'aanka 08/12/1446, 04-06-2025 Arbaca.
Alla haku anfaco adduun iyo aakhiraba qur'aanka, waalidkeeda iyo macallimiinteedana Allaah haka abaal mariyo.
25/05/2025
Waxa maanta xifdiga qur'aanka khatimay "Axmed Jaamac Siciid" 27/11/1446H, 25/05/2025.
Waxa aan halkan u marinaynaa hambalyo iyo duco, sidoo kale waalidkiisa iyo macalimiintasana Allaah haka abaal mariyo dedaalka ay la soo galeen.
21/05/2025
Waxa maanta xifdiga qur'aanka khatimay "Sakariye Cabdiraxmaan Nuur" 23/11/1446H, 21/05/2025.
Waxa aan halkan u marinaynaa hambalyo iyo duco, sidoo kale waalidkiisa iyo macalimiintasana Allaah haka abaal mariyo.
20/05/2025
Maamulka iyo macallimiinta markaska Daarul-macrifa waxa uu hambalyo iyo duco halkan uga dirayaa ardayadda : Farxiya Cabdiraxmaan Maxamuud, oo dhamaysay xifdiga qur'aanka 22/11/1446, 20-05-2025 Salaasa.
Alla haku anfaco adduun iyo aakhiraba qur'aanka, waalidkeeda iyo macallimiinteedana Allaah haka abaal mariyo.
05/05/2025
Maamulka iyo macallimiinta markaska Daarul-macrifa waxa uu hambalyo iyo duco halkan uga dirayaa ardayadda : Marwa Xasan Muuse, oo dhamaysay xifdiga qur'aanka 07/11/1446, 05-05-2025 Isniin.
Alla haku anfaco adduun iyo aakhiraba qur'aanka, waalidkeeda iyo macallimiinteedana Allaah haka abaal mariyo.
03/05/2025
Maamulka iyo macallimiinta markaska Daarul-macrifa waxa uu hambalyo iyo duco halkan uga dirayaa ardayadda : Aama Jamaal Nuur, oo dhamaysay xifdiga qur'aanka 05/11/1446, 03-05-2025 Sabti.
Alla haku anfaco adduun iyo aakhiraba qur'aanka, waalidkeeda iyo macallimiinteedana Allaah haka abaal mariyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa