Somaliland ACCA Academy Society-SAAS

Somaliland ACCA Academy Society-SAAS

Share

Association of Chartered Certified Accountants (ACCA) in Somaliland

11/04/2026

The ACCA March pass rates are out, and on a Saturday!
The surprise in the Applied Skills results is the jump in the PM pass rate to the heady heights of 45%. You have to go back to 2010 to see a higher pass rate – in June 2010 it was well over 50%!
However, the AA pass rate slipped to 43% this time around. The stats show this is the lowest pass rate since December 2023 (when it was just 41%).
The other Applied Skills pass rates all held steady and were over 50%. The Strategic essential papers also had pass rates of 50% and above.
It was nice to see all the Strategic optional papers above 40% this March.
AAA had a pass rate of 42%, and you have to scroll to December 2010 to find a higher one! All the rest of the optional papers mirrored recent sitting pass rates.
Some 92,224 PQs entered exams in March, with 103,785 exams sat. A total of 3,334 students completed their final exams to become ACCA affiliates.

ACCA MARCH 2026 EXAM PASS RATES: TX 53%; FR 50%; PM 45%; FM 50%; AA 43%; SBL 52%; SBR 50%; AAA 42%; AFM 44%; APM 40%; ATX 50%.
Read the news first at www.pqmagazine.com.

09/04/2026

..............Jumca Mubarak............

Waxa aanu baraarujinaynaa Ardayda danaynaysa ACCA ama ku dhexjira xirfada xisaabaadka iyo maaliyada in wixii warbixin ku saabsan ACCA Somaliland ay ka helayaa whatsppka groupka linka hoose

https://chat.whatsapp.com/CJ6WBVZS7tiBYQgBMndz2l?mode=gi_t

Mahadsanid.

06/04/2026

--------HORDHAC----------

Sida aynu wada ognahay, hay’adda Xisaabaadka adduunka(ACCA), waxa ay meesha ka saartay imtixaanadii ACCA-da ee lagu geli jirey habka fogaan aragga(Online Exams), haddii ay tahay imtixaanadii aan waqtiga go’an lahayn(ON DEMAND EXAMS) iyo kuwii kale ee waqtiga go’an la gali jirey(Online Session Exams). Sidaas darteed, isbedelkaas ku yimid siyaasaddii h**e ee hay’adda xisaabaadku waxa uu saamayn ku yeeshay ardayda reer Soomaalilaan kuwaas oo aan haysanin xarun lagu geli karo imtixaanadda kala duwan ee ACCA-da.

Si aynu uga gudubno caqabaddaa adag, waxa muhiim ah inaynu talaabo midaysan qaadno, taas oo ah inaynu u halganno sidii aynu u heli lahayn xarun toos ah oo aynu kaga maarmi karno inaynu u safarno waddamadda jaar ka ah, waxa lagamamaarmaan ah, inaynu codsi u gudbino hay’addda xisaabaadka Adduunka ee ACCA inagga oo kaaashanayna jaamacadaha dalka.

Haddaba, si aynu u helno fursad la mid ah ta ay helaan ardayda Soomaalida ah, ee magaalooyinka kale ee gobolka waxa aanu si xushmad leh kaaga codsanaynaa haddii aad tahay arday ku nool jamhuuriyadda Soomaalilaan isla markaana arrday ah ka diwaangashan hay’adda xisaabaadka aduunka(ACCA), fadlan nagu caawi inaad buuxiso form ka hoos ku lifaaqan.

Guul baan kuu rajaynayaa,

SAAS

-------------ALLAAH MAHAD LEH-------------------

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa