27/01/2024
Bushaaro bushaaro ka faaidaysi wacan ardayeey
H**e u gaadha waa fursad dahabiya .
Casharadu waxay si toos u bilaabmayaan 1/2/2024 hadba ha moogaan oo hadda is diwaan gali.
[Course ka Excel-ka Barashada Cilmiga Xisaabaadka iyo Maaliyadda]
Barashada Excel-ku wakhti xaadirkan keliya ma aha Xirfad balse waa Muhiim in loo adeegsado shaqooyinka la xidhiidha Xisaabaadka iyo Maaliyadda. Tobabarkani waxa uu ardayda barata cilmiyada Xisaabaadka iyo Maaliyaddaba in ay helaan xirfad ay ku diyaarin karaan Warbixinaha Maaliyadeed(Financial Statements), wax ka badali karo xisaabaadka(Financial Data Manipulation), Samayn karo qaabdhismeedyo Maaliyadeed(Financial Models), iyo lafagurka xogaha iyo xisaabaadka(Financial Analysis), kuwaas oo dhamaantoon muhiim u ah go’aan gaadhista shirkaddaha ganacsiyada. Tobabarkani waxa uu ahaan doonaa maqal iyo muuqaal ah, si ardayga loo fahansiiyo loogana haqab tiro baahida uu u qabo barashada cilmiga xisaabaadka.
Muddada lagu baranayaa waa laba bilood .
Lacagtu waa : $7 oo kaliya
Koorasku waxa uu leeyahay :
Is diwaan gali hadda si aanay kuu dhaafin fursaddu .