28/10/2023
Master Online Academy.
Ma jeceshahay barashada cilmiga maamulka iyo maaraynta shaqaalaha (Human Resource Management)?. Waxa aannu kuu diyaarinay Course Online ah oo aad baran karto adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
Bishan waxa aannu qaadan doonaa arday kooban. Haddii aad xiisaynayso h**e isku diwaangeli lana xidhiidh whatsapp numbers ka:
252 634829413 | 252 634065739.
Kobci xirfadaada si ay u koradho fursadahaaga shaqo helid