Al - Hidaaya Islamic Online Academy

Al - Hidaaya Islamic  Online Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al - Hidaaya Islamic Online Academy, Education, ina-naxar, Hargeisa.

Qur’an Online Learning and Islamic Sharia is an educational platform dedicated to spreading the Book of Allah and the Sunnah of the Prophet
Contact Us: 063-3297098. 063-6171710.0653297098. 065-7292746

Sirta Guusha Ardaygu waa Macalin-guri.Waalid, si aad u hesho Macalimiin aqoon, Amaano iyo waayo aragnimo buuxda u leh ba...
16/01/2026

Sirta Guusha Ardaygu waa Macalin-guri.
Waalid, si aad u hesho Macalimiin aqoon, Amaano iyo waayo aragnimo buuxda u leh barista iyo kaabisda Ubadka, kasoo dalbo Macalin-guri: +252 63-3297098. +25265-3297098.
Al - Hidaaya Islamic Online Academy
Following

Hoyga kaabaha ardayga iyo barayaasha guriga ee ugu wanaagsan Hargeisa.Call us on WhatsApp: 063 3297098. 0653297098Al - H...
11/01/2026

Hoyga kaabaha ardayga iyo barayaasha guriga ee ugu wanaagsan Hargeisa.

Call us on WhatsApp: 063 3297098. 0653297098
Al - Hidaaya Islamic Online Academy
Adeegyada aanu bixino
* Adeega Macalin guri.
*Barashada Qur'an ka hab Online ah.
Following

Macalin Guri halkan kasoo dalbo waalid
03/01/2026

Macalin Guri halkan kasoo dalbo waalid

26/09/2024

﴿اللَّهُ نُورُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ مَثَلُ نُورِهِ كَمِشْكَاةٍ فِيهَا مِصْبَاحٌ ۖ الْمِصْبَاحُ فِي زُجَاجَةٍ ۖ الزُّجَاجَةُ كَأَنَّهَا كَوْكَبٌ دُرِّيٌّ يُوقَدُ مِن شَجَرَةٍ مُّبَارَكَةٍ زَيْتُونَةٍ لَّا شَرْقِيَّةٍ وَلَا غَرْبِيَّةٍ يَكَادُ زَيْتُهَا يُضِيءُ وَلَوْ لَمْ تَمْسَسْهُ نَارٌ ۚ نُّورٌ عَلَىٰ نُورٍ ۗ يَهْدِي اللَّهُ لِنُورِهِ مَن يَشَاءُ ۚ وَيَضْرِبُ اللَّهُ الْأَمْثَالَ لِلنَّاسِ ۗ وَاللَّهُ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمٌ﴾
[ النور: 35]

🎧 القارئ ماهر المعيقل

21/07/2024
 ♦️ Goobta:   👉 Wargelin: Dugsiga hoose/dhexe iyo barbaarinta ubadka ee Top Ten School ; Waxa ka bannaan fursad shaqo ma...
21/07/2024


♦️ Goobta:

👉 Wargelin: Dugsiga hoose/dhexe iyo barbaarinta ubadka ee Top Ten School ; Waxa ka bannaan fursad shaqo macallinimo."Square Teacher"
Haddii aad doonaso in aad ka mid noqoto bahda dugsiga TopTen International School, waan ku soo dhawaynanaa, soo raac tilmaamaha iyo xogta jaantuskan hoose ku siinayo.
Mahadsanid.
https://www.facebook.com/profile.php?id=61555458389045

08/01/2024

المعهد لدراسات الإسلامية واللغة العربية والقرآن الكريم
Learning Islamic sharia and Holy qur'an By Online

Shanleyda Qur'aanka !1. Shan Suuradooda Eebbe wuxuu ku bilaabay Xamdi iyo mahadnaq ,Suuratul Faatixa iyo Ancaam, Kahfi, ...
25/09/2023

Shanleyda Qur'aanka !

1. Shan Suuradooda Eebbe wuxuu ku bilaabay Xamdi iyo mahadnaq ,Suuratul Faatixa iyo Ancaam, Kahfi, Faadir iyo Saba' ,dhamaantoodna waxay kusoo degeen Makka.

2. Shan Suuradood Eebbe wuxuu ku bilaabay "Tasbiix",Suuratul Xadiid iyo Xashar, Jumca ,Saf iyo Taqaabun ,dhamidoodna waxay kusoo degeen Madiina.

3. Shan suuradood Eebbe ku bilaabay xarfaha ( أ،ل،ر), Suuratul Yuunis iyo Yuusuf, Huud, Xijer iyo Ibraahin ,idilkoodna waxay ku soo degeen Makka.

4. Shan Suuradood Waxa Alle ku bilaabay "Yeedhmo", Suuratul Nisaa iyo Maa'ida,Xaj, Xujuraad iyo Mumtaxin ,dhamaantoodna waxay ku soo degeen Madiina.

5. Shan suuradood Eebbe wuxuu ku bilaabay "Yeedhmada Rasuulka Scw", Suuratul Axsaab, Dalaaq,Taxriim,Musamil iyo Mudasir.

Axsaab, Dalaaq iyo Taxriim waxay ku soo degeen Makka, halka Musamil iyo Mudasirna Madiina kusoo degeen.

6. Shan suuradood waxa Eebbe ku bilaabay Waydiin (su'aal ,?), Suuratul Iinsaan iyo Qaashiya,Sharxi,Fiil iyo Maacuun, dhamaantoodna waxay kusoo degeen Makka.

7. Shan Suuradoodna waxa Eebbe ku bilaabay "Amar" , Suuratul Jinni iyo Kaafiruun , Ikhlaas,Naas iyo Falaq ,dhamidoodna waxay kusoo degeen Makka.

Share-dheh la wadaag asxaabtaada.
Al-Hidaaya Isalmic Online Academy.

السعدى : وَأَنَّ هَٰذَا صِرَاطِي مُسْتَقِيمًا فَاتَّبِعُوهُ ۖ وَلَا تَتَّبِعُوا السُّبُلَ فَتَفَرَّقَ بِكُمْ عَن سَبِيلِ...
09/06/2023

السعدى : وَأَنَّ هَٰذَا صِرَاطِي مُسْتَقِيمًا فَاتَّبِعُوهُ ۖ وَلَا تَتَّبِعُوا السُّبُلَ فَتَفَرَّقَ بِكُمْ عَن سَبِيلِهِ ۚ ذَٰلِكُمْ وَصَّاكُم بِهِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ
ولما بين كثيرا من الأوامر الكبار، والشرائع المهمة، أشار إليها وإلى ما هو أعم منها فقال: { وَأَنَّ هَذَا صِرَاطِي مُسْتَقِيمًا } أي: هذه الأحكام وما أشبهها، مما بينه الله في كتابه، ووضحه لعباده، صراط الله الموصل إليه، وإلى دار كرامته، المعتدل السهل المختصر. { فَاتَّبِعُوهُ } لتنالوا الفوز والفلاح، وتدركوا الآمال والأفراح. { وَلَا تَتَّبِعُوا السُّبُلَ } أي: الطرق المخالفة لهذا الطريق { فَتَفَرَّقَ بِكُمْ عَنْ سَبِيلِهِ } أي: تضلكم عنه وتفرقكم يمينا وشمالا، فإذا ضللتم عن الصراط المستقيم، فليس ثم إلا طرق توصل إلى الجحيم. { ذَلِكُمْ وَصَّاكُمْ بِهِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ } فإنكم إذا قمتم بما بينه الله لكم علما وعملا صرتم من المتقين، وعباد الله المفلحين، ووحد الصراط وأضافه إليه لأنه سبيل واحد موصل إليه، والله هو المعين للسالكين على سلوكه.

Address

Ina-naxar
Hargeisa
LOVEBOY111

Telephone

+252653297098

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al - Hidaaya Islamic Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al - Hidaaya Islamic Online Academy:

Shortcuts

Share

Category