19/02/2026
Wadiyaar +2634630257
19/02/2026
Wadiyaar +2634630257
Waa diyaar subeeciyadii shalmada khafiifka wadatay +25263 8924670
https://wa.me/+252633033694
https://wa.me/+252634292775
Kusodhawaw nasrudiin Quran online adigu joga gurigaga iyo gobtada shaqo ku baro Quranka Karimka ah Hab online ah
31/07/2024
06/07/2024
Hanbalyo hanbalyo kun jeer hanbalyo wllky fuaad iyo marwadiisa oo bari meher koodo kadhici doono jigjiga isku waara waligiin ubad khayrle kala hela
misna dadab galoo lada
Darmadoo dugsooniyo
duluc sheeko wadagala
ku dakeeya cashaqa
dayaxana mar wadataga
waa dabaal dagiine
Waan idiin ducaynaye
Alle darajo idisii amiin amiin 🥰🥰🥰🥰🥰
16/06/2024
Ciid bubaarik asxaab iyo ehel dhamaan
كل عام وانتم بخير ØŒ والØÙ…د لله رب العالمين اللهم مالك الØÙ…د ولك الشكر .
04/04/2024
Waa diyaar allabtasi iyada oo ah qiima jaban
What's upp +252634630257
Call 0634630257
04/04/2024
Hargeysa City beautiful
21/02/2024
Mansadii bishaaro
Bismilaahi waa koow
Ba a lay weeyi shakadu
Waa bariida wacanoo
Bulshadii Hargeysiyo
Boorama ka timitoo
Kuu soo baqooshee
Waa ba a laye bal igaqabo
Badda waay nin jiidhoow
Nin baxaan bax badiyoow
Ma ogtahay bisharada
Bu uda arag tideedaan
Ka arka bayaan koo
Waa bishaaro guudoo
Beeg sanaysa meegii
Balankeedu uu haaa
Waxse iga bishara ah
Balaygeenii wayna
Inu noo butacuu
Bulshaduna galay
Iyo basal iyo xabuub
Badan ka dhex beeri
Donaan
Marku badarku soo go o
Lagga tuuro baalkii
Sow baxaan baxayguna
Baddan maayo goortaa
Kol an booqdo Boorama
Badda wayn mar aantago
Boqol jeer dharartii sow
Bilcaanta lama kulmo
Naftu beegso sow male
Bartii loogu ibba furay
Cabdiraxmaan axmed cumar 🥰🥰✈✈✈
Xaliimadii xisaabtiyo
Ilagasha xiidhkaay
Xeerkeenu waa kii
Xubeyeey macaneey
Nafta xiisagaliyaaay
Xayiraada igadaa
Waa maxay xadgudubkiyo
Xabsibaan ku dhigayaa
Xeerkeenu muudhigin
Xabsigaa aad sheegtee
xabiibi xayaati horta
Xeerka ilagaro
Waad isgaranasa xaliimooy