Xafladda maamuusidda maamulka iyo macallimiinta machadka Alhuda 2 ay u sameeyeen ardayda fasalka umu salama ee ka qalin jabiyey Machad Al-huda
Machadu Al-HUDA branch 2
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machadu Al-HUDA branch 2, School, Degmada 31-MAY-isha-boorama, Hargeisa.
01/01/2026
Xafladda maamuusidda maamulka iyo macalimiinta Machadu Al-HUDA branch 2 ay u sameeyeen ardayda fasalka umu-salama ee ka qalin jabiyey machadka .
04/09/2025
Xafladda Maamuusidda Ardayda Machadu Al-HUDA branch 2 Faraca Isha Borama Ee Sannad Dugsiyeedka 2024-2025ka.
Sawirada Qaybta 1aad.
Engineering lab at Alhuda Al-Huda University
Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
Al-Huda University
Ardayda Machadka Alhuda 2 ee mustahawa 4aad ee dhammaystay imtixaankii k**a dambaysta ahaa ayaa bookhasho aqoon korodhsi iyo deegaan barasho iskugu jirta ku tagay jaamacadda ay maamusho Dallada Alhuda ee ku taala duleedka galbeed ee magaaaladda Hargeysa.
02/08/2025
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo shaqaale weynaha Machadu Al-HUDA branch 2 in maanta oo sabti ah bishuna tahay 2/8/2025 machadku dib u fur doono waxbarashadiina dib u bilaabmi doonto inshaa Allah .
Fadlan share and like nagu caawi.
30/11/2024
Xafladda Qalinjabinta Dufcadii 6-aad ee Macaahida AL-HUDA ee Sannad dugsiyeedka 2023-2024.
Hambalyo ardayda Machadu Al-HUDA branch 2 , noqda kuwii d.d.d. anfaca , guulo badan oo kale ayan idin rajaynaynaa dhammantiin.
18/11/2024
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo shaqaale weynaha machadka Alhuda in berri oo salaasa ah bishuna tahay 19 /11/2024 machadku dib u fur doono waxbarashadiina dib u bilaabmi doonto inshaa Allah .
Fadlan share and like nagu caawi.
17/11/2024
Ku: dhamaan Macalimiinta iyo ardayda machadka Alhuda 2
: Fasaxa Tacsida Madaxwaynaheenii h**e
................................................
Waxaanu ku wargelinayaa dhammaan Xubnaha kaladuwawan ee Maamulka iyo Macalimiinta iyo ardayda machadka Alhuda 2 in maanta oo Axad iyo Maalinta isniinta machadku Fasaxyahay , insha Allah waxaynu machadka dib ugu soo noqon doonaa Maalinta Salaasada ah.
++++++++++++++++++++
ALLAA-MAHADLED
Maamulka Machadu Al-HUDA branch 2
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa