01/08/2025
Dhammaan bahweynta 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹 𝗪𝗮𝗵𝗲𝗱 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗹 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹 Arday, Macallimiin,Waalidiin, iyo Shaqaala waynaha School-ka waxa la ogaysiinayaa inuu dib innoogu furmi doono barri oo sabti ah 02-08-2025 dugsigeenii fasax dheer ka dib.
Waxa innoo bilaabmi doona sannad dugsiyeed cusub 2025-2026 haddii Alle idmo.
F.G: Ardey walba basku xaggii uu kasoo qaadi jirey ayuu kusoo marayaa.
Kala Xidhiidh : 063-7799998 / 063-4149171