Himilo Training Center

Himilo Training Center

Share

Himilo Training Center in Online & Offline Platform education

08/02/2026

📢 Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Himilo Training Center waxay ogaysiinaysaa dhaman bulshada ku dhaqan magalada Hargaysa in la qaban doono tababarka
Hal-abuurka ganacsiga oo soconaya mudo kooban.

➡️Halkan kaga biir whats app group ka
https://chat.whatsapp.com/GaGInWCG8pJCfpEf9S938F?mode=gi_t

1: Tababarkan waxa logu tala galay qof kasta oo jecel ama danaynaya in uu ganacsi bilaabo.
2: Ardayda dhigata jamacadaha ee ka qayb gelaya tartanada ganacsi.
3: dhalin yarada kale ee ku dhex jira ganacsiga qaybta (SMEs).
Ka faa,idaysi wacan ku so dhawaada gacmo furan.

☎️ 063-4183831.

Photos from Himilo Training Center's post 22/12/2025

📢 Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Himilo Training Center waxay ogaysiinaysaa dhaman bulshada ku dhaqan magalada Hargaysa in la qaban doono tababaro cusub oo oo ka kooban 6 Kooras oo kala ah:-

1: Public Relations

➡️Halkan kaga biir whats app group ka
https://chat.whatsapp.com/BA2ON1jZOtaBguBp7Dk1qW

2: WASH Program

➡️Halkan kaga biir whats app group ka
https://chat.whatsapp.com/LLAyBWRgQF1IT0RUBOCd6w

3: Youth Innovation Program

➡️Halkan kaga biir whats app group ka
https://chat.whatsapp.com/Kn2uQTleWrb1hcFz5bArlZ

4: Flowers Training

➡️Halkan kaga biir whats app group ka
https://chat.whatsapp.com/Jw7Y7MWRAhi0GdkVJAaVZr

5: Decoration Training

➡️Halkan kaga biir whats app group ka
https://chat.whatsapp.com/DHcmpjK62mUHLpCVIqRfFK

6: Customer Care Service

➡️Halkan kaga biir whats app group
https://chat.whatsapp.com/D2Wbxcu3rPE1IaxYJP4sPP

Fadlan iska diwaan geli forrm kan hadii aad diyaar tahay:-⬇️

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc4EiortA0tEWPN969KU7ibNmqlSkZ4dMbc_EKSyslnymDguw/viewform?usp=header

Tababaradan waxa ka faa,idaysan kara qof kasta oo doonaya in uu aqoontisa kor u qaado
ee ka faa,idaysi wacan dhamantiin.

21/12/2025

📢 2026 iyo Tababaro Cusub yaan la moganan.

Photos from Himilo Training Center's post 23/03/2025

Hambalyo dhaman ardayda dhamaysatay tababarkii Care Service oo mudo saddex cisho ah u socday dhalinyaro kala duwan oo ka kooban 28 arday kuwaas oo wax ku baranayey si iyo ba ah.

23/03/2025

Congraduation Class of 2025

01/03/2025

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Himilo Training Center waxay ogaysiinaysaa dhaman bulshada danaynaysa in aan idiin so kordhinay class-yo cusub oo ah Online iyo Offline ah oo lagu qadanayo tabobarka Daryeelka Macmiilka (Customer Care Service) tabobarkani waxa uu anficaya si gaara dhalinyarada ku dhex jirta ganacsiyada iyo qof kasta oo shaqaale ah danaynayana tababarkan ka faa'idaysi wacan dhalinyaro fursadan qaliga ah.
◻ Duration: 3 Days
◻ Registration
Start 01/03/2025
Ends 08/03/2025
◼ Registration Fee: $2
◼ Certificate: Free
◼ Starting: 10/03/2025
■ Days: Monday, Tuesday and Wednesday.
📞 063 4183831

Fadlan iska diwaan geli form-kan hoose

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc5KdGoP58LqLL4t32vhJTng6hSOCHepQdGN4fLeFpN28LVWQ/viewform?usp=header

Online Group Fadlan labadan Whats app link-gan ku so biir mahadsanid

https://chat.whatsapp.com/LDFF86Yg4lM1WR8Zr341xZ

Offline Group Fadlan labadan Whats app link-gan ku so biir mahadsanid

https://chat.whatsapp.com/HyaRGFyLYAJ7NJ41v76c2H

01/03/2025

Ramadaan Mubaarak dhaman umada muslimiinta ah meel kasta oo ay jogaan illahay khayrkeeda ha ina siiyo, acmaashana ha inaga aqbalo inta xanusanaysana ha caafiyo intii geriyootay een bisha barakaysan nasiibka u yeelana illahay ha u naxariisto Aamiin Aamiin.

Photos from Himilo Training Center's post 27/01/2024

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Himilo Training Center waxay ogaysiinaysaa dhaman bulshada ku dhaqan magalada Hargaysa in la qaadan doono arday cusub oo la bari doono 4 Koooras oo kala ah:-

1. Artificial Intelligence
https://chat.whatsapp.com/J6Vk0HL44DU9Mq8S00RCAm

2. Entrepreneurship Training
https://chat.whatsapp.com/C4zLNhS9j80EO3kvN3LaYN

3. Facebook Ads for basics
https://chat.whatsapp.com/J3quqPyYalvLCIfVbVx5Mv

4. Business Plan
https://chat.whatsapp.com/FXh6UeZUwlC7kEP4jBYw71

Gaar ahaan waxa ka faa,idaysana
Qof kasta oo jecel in uu business samaysto, dhalainyarada u tartamaysa hal abuurka
ganacsi iyo dhaman ardayda jamacadaha kuliyada business ka ee ka faa,idaysi wacan dhamantiin.

06/01/2024

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Himilo Training Center waxay ogaysiinaysaa dhaman bulshada ku dhaqan magalada Hargaysa in la qaadan doono arday cusub oo la bari doono Sharrxaad Dhamaystiran (Full Decoration Course)
ka faa'idaysi Wacan
Waqtigu waa gelinka danbe.
◻Full Decoration
◻Duration: 4 Weeks
◻Registration: Start

◼Starting: 11/Jan/2024 (Afternoon)
■ Days: Thursday and Friday.
Schoolka Sh. Bashiir Primary School
Fadlan iska diwan geli link-gan hoose
Register Here:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeXKQh3-ZHfZxoFqpEygAreSiLdbpplikAJSo__HbxgJHpiIQ/viewform?usp=sf_link

📞063-4183831/ what's app 063-4183831

15/10/2023

🎉Congratulation Congratulation🎉
Alx calaa kuli xaal
Shalay waxay ahayd malin agtayada qiimo wayn ku leh oo ka so waregtay asaaskii Himilo Training Center aniga iyo team kayga waxana farxad no ah in Himilo sanad guradedii 5 aad aan u dabaal degno halkaas iyo meel ka si saraysaba insha Allah waanu gadhidonaaa.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Sh. Bashiir Primary School (Somcable Area)
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00