صلوات ربي وسلامه عليه
Mashriq Quran Academy
Learn the holly quran by stying your home at (Mashriq Quran Academy) by qualified teachers available 634838121
Fadliga 10 ka bari ee bisha dilxija
❤️
19/02/2025
OGAYSIIS..........OGAYSIIS........OGAYSIIS
🖥Wax ku baro online adigo gurigaga jog🖥
HAMOGAAN Dugsiga barashada quranka iyo diinta ee online ka ah waxa uu kuugu busharaynayaa waxbarasho bilow ah sida akhrinta carabiga iyo qoraalkiisa oo mudo kooban lagugu barayo sidoo kale waxaa ad ku baranaysaa
1)Quraanka kariimka ah
2) Higaada (Akhriska iyo Qoraalka )
2) Adkaarta ama ducooyinka
3) Xadiiskii rasuulka صلى الله عليه وسلم
----------------------------------------------
Skype: AlQudus Quran Online
viber +252634838121
phone +252634838121
---------------------------------------------
Qur'aanku waxa uu ka kooban yahay:-
30:- Juz
114:- Suuradood
6236:- Aayadood
323671:- Xaraf
77437:- Kelmadood
604:- Bog amma Safxadood
AlQudus Qur,an Online
25/08/2024
𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐂𝐚𝐪𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧:
العقيدة المُيسّرة ✨
اعرف دينك وعقيدتك
Click here to claim your Sponsored Listing.