Mahad ismail

Mahad ismail

Share

HA NOQON DHALIILE EE NOQO DHIIRIGELIYE SAMAYNA KU LEH NOLOSHA DADKA DALKIISANA WAXKA BEDELI KARAH

15/05/2023

Halkan ka wac qof sidan oo kala oo aad taqaano😂🖐

05/05/2023

Anshaxu waa biriishka u dhexeeya yoolka iyo guusha.
Jim Rohm

06/08/2021

K**A SOO BIXI KARTID MUG DIGA NOLOSHA HADII AANAD TALAABOOYIN WAXKU OOL AH QAADIN

BAGEKU ADUU MARTI KU YAHAY KiNGS OR QUEENS

07/06/2021

U naxariiso dadka so uu alle kugu naxariisto .caawi dadka bahan waa abaal aad dhigatay aakhiro iyo ayuunba.adugana markaad bahan tagay ayaa lagu caawin doona .maxa yeelay aduunku waa hadhkaas labadiisa gelin ka hayana masii hayo ka lana masii la aado isku day inaad caawiso qofkasta oo gargaar ku biday masuuliyad ayaa ka saran inaad wax u qabato sidoo kale oo aad horu mariso dadkaga diintada iyo dalkagagaba. Dhiiri geli dadkaga qofkasta oo fikir kula yimaada niyada u dhis garabna siii maxa yelay hal eray oo afkaga kasoo baxa amaba Ficil aad samayso ayaa qof rajo iyo guulku abuuri kara amaba niyad jab iyo guul daro u horseedi kara "farqiga u dhexeeya inaga iyo reer galbeedka iyagu waxay dhiirigeliyaan kooga.guuldaraystay ilaa iyo inuu guulaysanayo inaguna waxaynu niyad jebinaa keena guulaystay ilaa intuu ka guul.daraysanayo kuna baaba'ayo
[PlEASE HELP THE POOR PEOPLE BECOUSE ALLAH WILL HELP YOU]

WAADKU MAHSANTAHY AKHIRINTA QORMADANAN GAABAN
WLL LIKE IYO SHERE TANA IGU CAAWI FEKERKAGANA KA DHIIB

18/01/2021

La Yeen Murti iyo madaddaalo :)

07/01/2021

Hamigaga meeLe
Hadalkaga noole
Ahow ruux ismamula

WLKIIN MK😎

14/09/2020

Abyan Media Abyan Media waa warbaahin madax banaan
faldan like saara page ka

25/08/2020
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa