Wabi jacayl

Wabi jacayl

Share

Qaasin

14/09/2023

Mid jaarkanaga ah isoowac ku lahaa

12/12/2022

rafaad, jab, walaac, qoomamo, niyad jab, gocasho, isbedel la’aan, raaxo, isku day la’aan, go’aankaaga oo jilicsan, hamigaaga oo yar, garaadkaaga oo aadan ka shaqayn, dhammaantood laguma helo guusha iyo yoolka aad leedahay. Waa in aad ahaata ruux mar walba la jaanqaadi kara wacyiga markaa jira, waxay kaa saacidaysaa inaad ku jabto yacni ku dhacdo jidka aad dooni. Guushuna waxay leedahay jaran jarooyin loomaro sida dabaqa loogu sameeyo salaanka ayay ubaahan tahay guushuna in aad u samaysato hadaf si aad u gaadho yoolkaaga. Waa in aad ahaataa guul ujoog laakiin ha ahaan guul dare ujoog, waxna ka baro guul darada. Maalintaad cashar ka baran waydo guul darada ayaa ku fashilantay nolosha.
Ugu dambaynti ha is oran mahaysto lacag, garab, gaashaan, waqti, qof isaacida, ma awoodo waxaa IWM. La imow qorshe cusub kaasoo kugu hagaya bartilmaameedkaagi, ogowna guushu waa soodhutida guul daraduna waa soo deg degtaa. Muuji samir, dulqaad, xilkasnimo, daacadnimo, run ka sheegid waxa aad dooni, Rabbi ka cabsi, xaasidnimada oo aad ka dheeraato, inkirida dadka ku niyad jabinaya, ogolaanshaha wixii guul kuu horseedi kara dhammaantood waa furaha guusha. libinta nin holiyaa hela

15/11/2020

How cadhoon

05/08/2020
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa