30/10/2022
Department of Geology- Gollis University
Welcome to the Department of Geology at the Gollis University based at the Campus in the capital city of Hargeisa, Somaliland.
The Geology department offers a three-year program of study leading to the degree of Bachelor Sciences (B.Sc.).
30/10/2022
30/10/2022
Ardayda Kulliyada Geology ee sannadka labaad oo qaadanaya casharo practical ah.
18/10/2022
18/10/2022
Xafladda Sannad Guuradda 10aad ee kasoo wareegtay asaaskii kulliyada Department of Geology- Gollis University.
Habeenimada Arbacada iyo Jaamacadda Gollis deero mall campus.
Xog ku saabsan Kulliyada GEOLOGY.
Kulliyada Geology oo todobaadka carwada Jamacadda Gollis idiin baadhi doonta wixii macdano aad haysataan si bilaash ah. Taas oo ay ardaydu aqoontooda kusoo bandhigi doonaan insha allah.
19/06/2022
Ardayda Kulliyada Geology oo casharo Practical ah ku tagay Gobolka saaxil silsida Buuraha Golis, halkaas oo ay kuso qaateen casharo la xidhiidha waxyabihii ay barteen. waxyaabaha waxa kamida macdanaha ay ka samaysanyihiin dhagaxantu, iyo inay soo ogaadaan Geology-ga Somaliland ee degaanadaas ay tageen.
06/06/2022
Geology senior student has completed a three-week training on the XRF handheld Spectrometer Metal Analyzer jointly run by the Somaliland Ministry of Energy and Minerals and Gollis University (Department of Geology)
Click here to claim your Sponsored Listing.