Arday-Kabe Academy

Arday-Kabe Academy

Share

Si fudud u hel macalin aqoon leh, oo dhisan.

06/05/2026

📢 Baahin Fursad Shaqo

📚 Macallin Gurri.

🏫 Akademiga Arday-kabe waxa uu naadinayaa fursadan shaqo ee hoos ku qoran.

👉 Haddii aad xiisaynayso, nala soo xiriir:

📱 WhatsApp: +252 63 8400336

27/04/2026

Ma u baahan tahay macalin guri?

Waalid waxaanu kuu diyaarinay macalimiin tayo sare leh, oo ubadkaaga ka caawinaya casharada ay dugsiyada ku soo dhigtaan.

Contact: 63 4803379, 63-4368050, 065 4803379

Wattsup: 63 4803379

21/04/2026

📢 Baahin Fursad Shaqo

📚 Macallin Qur'aan

🏫 Akademiga Arday-kabe waxa uu naadinayaa fursadan shaqo ee hoos ku qoran.

👉 Haddii aad xiisaynayso, nala soo xiriir:

📱 WhatsApp: +252 63 4803379

20/04/2026

📚 Ma u baahan tahay Macalin Guri?

👨‍🏫👩‍🏫 Waalid, akadeemiyadu waxa ay kuu diyaarisay macalimiin:
✔️ Aqoon ahaan dhisan
✔️ Xirfad ahaan la hubo
✔️ Akhlaaq ahaana lagu kalsoon yahay

🏡 Haddaba, dhakhso ula soo xidhiidh lambaradan hoos ku qoran!

📞 Nala soo xiriir:
📱 63 4803379
📱 63 4368050
📱 065 4803379

💬 WhatsApp: 63 8400336

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Waaheen
Hargeisa
252