12/02/2023
Wadnaha bini Aadamka waxu ku yaalaa dhanka bidix
Dhaqatirta hada ayay ogaaden in cafimad daro tahay in dhinaca bidix lo seexdo oo ay fiican tahay in dhinac midig loo seexo
Halka Nabigena Mohamed NNKH 1400 sano kahor no sheegay in dhinaca midig loo seexdo
Igula Saliya Xabiibkeena ((SCW))