07/02/2024
QAADASHADA ARDAYDA CUSUB EE BISHA 2AAD .
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee Horn Professional College online idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub iyo courses cusub bishan 2aad ee sannadka 2024 oo kala ah;
1)Barashada Graphic design
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa.
5) Barashada xisaabta( dadka wawayn )
6) Biology (1____4 )
7- Science iyo Xisaab (fasallada 8aad)
8- Barashada luqada Turkish-ka ๐น๐ท
9- Barashada excel accounting
10- Barashada Accounting ka
11- Barashada financial accounting
Dhamaan courseskan waxaad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
QIIMO DHIMIS XAGA MAADOOYINKA AH AYAANU BISHAN SAMAYNAY.
KA MID NOQO BOQOLAALKA QOF EE KULIYADAN WAX KA BARATA.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
shaqadaada jooga
ciyaalkaga dhex jooga
daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
Halkan iska diwaan gali:๐๐
What app: 063-4603860
Telegram:065-9859801