15/01/2024
Heesta SIFAALE Wacan
Apwaan Apdizhakur Mohomed Ali Dugsiiye
*_Aday Sahamisay Naftu _*
*_Sidii Nuurka U Dhigano_*
*_Inaad Raystahaa Sacda _*
*_Sawirkaagu Ii Qirayee_*
*_
_*
*_Sow Quruxdan Waafigaa _*
*_Allahu Kuguma Sadinoo _*
*_Sanku Neeflaha Madherid _*
*_Asluubtiyo Hidaha Samaan _*