ARDAY KAAB HOME Teachers

ARDAY KAAB HOME Teachers

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ARDAY KAAB HOME Teachers, College & University, Bariga Jeelka weyn, Hargeisa.

19/01/2023

Dhammaan waalidka jecel in ardeydoodu sifiican uga soo baxaan casharada schoolka iyo sidoo kale in Laga dhiso Diinta islaamka kutubta iyo waliba wixii casharo ah ee saaida loo raacinayo ardeyga

Haddaba waalid nagala soo xidhiidh numberkan
Http/we.me//+252636899598

01/12/2022

Ardey kaab Home Teaching waxa uu kaa caawinayaa Aqoonta guud sidoo kale caruurta ay Ku adagtahey maadooyinka schoolka iyo madarasadaba way ka caawineysaa sidoo kale "Dadka waaweyn ee tagi kari waaya goobaha wax barashada iyana halkooga ayey ugu dhigayaan iyagoo si adag ula tacaali doona"

03/02/2022

BUSHAARO BUSHAARO

Waxa la bushaaraynayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda LA raba inay Heer ka gaaran wax barashada in LA idiin hayo macalimiin Ardayda guriga ugu tagidoonta iyagoo u marin doona waxbarshada Dugsiga , Madarsada , Bareyfadka , machadka .
Sidoo kale dadka waaweyn iyagana loogu dhigi doono guriga Qur'aanka iyo Higaadaba .

Hadaba wixii faah faahina la soo xidhii:
0634039523 ama 0636899598

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Bariga Jeelka Weyn
Hargeisa