18/03/2026
Ciid Mubaarak Dhammaantiin! ✨
Munaasabadda Ciidda awgeed, ma doonaysaa inaan kuu diyaarinno Sticker-kaaga gaarka ah ee hambalyada Si saaxiibadaa iyo macaamiishaada u la wadaagto farxad ciida!
Waxaan idiin haynaa stickers casri ah oo nashqadoodu aad u sarayso, kuwaas oo aad ku muujin karto farxadda ciidda iyo magacaaga/shirkaddaada. 65 7387992
✅ Nashqado kala duwan oo qurux badan.
✅ Tayo aad u saraysa.
✅ Adeeg degdeg ah.
Hadda nala soo xidhiidh si aad u hesho kaaga.
📲+252 63 6102593, 657387992, 634127034
17/02/2026
Isku diyaari bisha Ramadaan adigoo wata sticker u gaar ah naftaada ama ganacsigaaga. Waxaan idiin haynaa adeeg degdeg ah iyo tayo sare leh. Faahfaahin dheeraad ah, fariin noogu soo reeb WthsAppka 65 7387992
Ama naga soo wac; +252 636102593.
31/12/2025
Macaamiisha Sharafta leh, Sanad Cusub iyo Muuqaal Cusub! 🌟
Ma doonaysaa in sanadka 2026 uu kuu bilaabmo adigoon cidna la mid ahayn? Waxaan idiin diyaarinay Stickaro (Istiikarada) casri ah oo loogu talagalay soo dhoweynta sanadka cusub!
✅ Naqshado qurux badan oo indhaha soo jiidanaya.
✅ Tayo sare iyo midabyo nool.
✅ Ku habboon xafiisyada, agabka shakhsiga ah, iyo hadiyadaha.
Hadda dalbo si aad uga mid noqoto dadka ugu horreeya ee helaya nashqadaha 2026! 🚀
📍 Nagala soo xidhiidh: WthsApka 65 7387992 ama naga soo wac 636102593
26/06/2025
"Hambalyo Maareeyaha Dekedda Somaliland,
Garyaqaan Ali Maalintacab
Waxaa sharaf weyn noo ah inaan kuu hambalyeeyo munaasibadda qaran ee 26ka Juun 1960.
25/06/2025
Sanad guuro wacan mudane; Maxamuud Warsame Jaamac.
25/06/2025
Hambalyo!! 26june 1960, maalinta xoriyada Somaliland.
25/06/2025
Hambalyo 26 June 1960! Waxaan idiin hayaa naqshado qurux badan oo xuska Maalinta Xorriyadda Somaliland. Haddii aad rabto, nagala soo xiriir 65 7387992
☎️+252634127034
05/06/2025
Haddii aad tahay hogaamiye, ganacsade, ama shaqsi bulshadu ay garanayso—hambalyadaadu ma aha inay ahaato mid caadi ah.
Waxay u baahan tahay naqshad si xushmad leh loo diyaariyay, muujinaysa sumcad, tayo, iyo sharafta aad matalayso.
Naqshadahayagu waa kuwo kasbada kalsooni, muuqaal iyo magacba.
🎨 Dalbo maanta naqshad khaas ah oo adiga kuu gaar ah. Fariin noogu reeb hadda!☎️ 65 7387992
0634127034 , wthsapp +252636102593.
17/05/2025
Sanad guuro wacan mudane ex-wasiir Maxamuud Warsame Jaamac .
17/05/2025
Dalbo Poster-kaaga 18 May Maanta!
Ku dabbaaldeg Maalinta Qaranimada Somaliland adigoo leh naqshad gaar kuu ah.
Soo dir sawirkaaga – Aniga ayaa kuu naqshadaynaya!
Qiimo jaban, tayo sare! 65 7387992
📲0634127034
28/03/2025
🎉 Naqshado Qurux Badan oo Hambalyo Ciidul Fitr ah! 🌙✨
Ma rabtaa inaad si gaar ah ugu hambalyeyso qoyskaaga, saaxiibbadaada, ama macaamiishaada? Waxaan kuu haynaa naqshado casri ah, shakhsiyan loo habeeyay, oo loogu talagalay dadka kala duwan ee bulshada sida:
✅ Ganacsatada – Hambalyo sumcad iyo qoto dheer leh.
✅ Masuuliyiinta – Fariimo sharaf iyo hoggaan wanaag leh.
✅ Dhalinyarada – Naqshado firfircoon oo casri ah.
✅ Qoysaska & Asxaabta – Hambalyo xasuus gaar ah leh.
Waa maxay sababta aad u dooranayso naqshadayada?
✔️ Naqshado tayo sare leh oo indho-qabad leh.
✔️ Magacaaga iyo sawirkaaga ayaa si gaar ah loogu habaynayaa.
✔️ Qiimo macquul ah iyo adeeg degdeg ah!
📩 Dalbo hadda! Wixii faahfaahin ah iyo dalabaad, kala xidhiidh:
📞 WhatsAppka 65 7387992 / Tel: 0634127034