17/05/2025
Allow noo tiirisee oo taagnay Calakanaga Rabbow taban taabiyo adigu noo taakulee
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maankaal Primary School and kindergarten, School, Hargeisa.
17/05/2025
Allow noo tiirisee oo taagnay Calakanaga Rabbow taban taabiyo adigu noo taakulee
17/07/2024
Fahankaa Mihiim ah iyo garashada siyaasiga Tuunba raaca ah :
.............
06/07/2024
Ilaahow khaatumada khayr inoogu khatin.
" Gunta lagama jaro geed haduu kuu gabaad yahay"
Waa xikmad wayn oo wax ku qaadasho leh.
08/06/2024
Madaxweyne Biixi :
Wuxuu Qabtay Badane Qodob Qodob u qaata.
1. Kharashka Dooroshooyinka:
Awal h**e waxa kharashka Dooroshooyinka inaga bixin jiray Qaadhaan bixiyayaasha kuwaas oo la Daahir jiray Isla markaana u yeedhin jiray oo talada ay gooyaan xusbiyada iyo xukuumaduba ay ku qasbanaayeen.
Waxa Xukuumada madaxwayne Biixi ay ku guulaysatay in ay meesha taas ka saaro Isla markaana ay kharashkii doorashooyinka iyo Diwaan galintaba ay miiksa saarto .
Run .
Lasoco Qodobo kale :
Talo waayo arag:
Shaqaale kastaa waa ay galaan jeexinta iyo seeska Guriga iyagoo tiro badan balse dhamaystirka iyo Qurxinta Cid kale ayaa loo diraa!! Oo waliba kooban Tirana yar
Ma ila socotaan ?
Doorashada markay tahay waa la mid hadhow marka natiijada lagu dhawaaqo cid Gaara ayaa shaqaynaysa oo waliba kooban
Indhawayd kobtaydani Fasax ayay ku jirtay.
Eega ayaan dib ugu Soo noqday .
Waad salaaman tihiin ehel iyo Asxaab
Ila ogow wadaage:
Waxa Jira Qof shaqsinimadiisa horumar u gaadhay balse cidkale aan gaadhsiin Karin horumar iyo waxtar toona
Sidaa cagaigeeda waxa badan oo Jira Qof aan naftiisa horumarin balse Dadka kale iyo Bulshada uu la noolyahay horumariya .
Halkaas yaynaan ku dagmin .
Soomaalidu waxay tidhaa Raganimo Dantaa Moogi ayay ku jiryaa !
Mawliidkii Nabigeena weeyee
Ku saliya Rasuulkeena Muxamed
Salalaahu calayhi wasalam
07/07/2023
Highlights of Second batch of Maan-kaal School
03/07/2023
Jufo mise jifo
Sawirka buuraha ka muuqda midi waa Jifo/jufo uuray takalana waa Jifo/jufo micidheer oo ka dulmuuqata guudkayga.
Nin Galbeed , micidii dheerayd way gaabatay maxaa sabab u ah.