Iftiimshe Home-teaching Center

Iftiimshe Home-teaching Center Mudane / marwo kusoo dhawoow bogeena Iftiimshe hometeaching center waxa kuugu diyaara macalimiin khi

Ku soo dhawaada barashada xisaabta fasalka 7 iyo 8aadKuna baro hab fudud oo arday waliba fahmi karo adigoo goobtaada ama...
28/10/2022

Ku soo dhawaada barashada xisaabta fasalka 7 iyo 8aad
Kuna baro hab fudud oo arday waliba fahmi karo adigoo goobtaada ama gobolkaaga jooga.
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh whatsappkan 063 -7521847

28/10/2022

Knowledge makes people rich

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakat.Ma tahay waalid u baahnaa in uu helo macalim ama macalimad guri tayo leh oo ...
07/10/2022

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakat.
Ma tahay waalid u baahnaa in uu helo macalim ama macalimad guri tayo leh oo ubadkaaga wax bari kara?

Hadaba hadii ay jawaabtaadu tahay "HAA" ma ogtahay in IFTIIMSHE HOME-TEACHING CENTER ay kuugu diyaarsan yihiin macalimiin guri oo tayo leh oo caruurtaada si fudud uga dhigi kara ardayda ugu xariifsan fasaladooda.

FG: Hadaba si aad u hesho macalimiintaas fadlan la xidhiidh lambarka hoos ku qoran:-
063-7521847

Kulliyada iftiimshe home-teaching center
30/09/2022

Kulliyada iftiimshe home-teaching center

Mudane /Marwo kusoo dhawoow kulliyada iftiimshe home-teaching center oo ay kuugu diyaar yihiin macalimiin akhlaaq ahaan ...
28/09/2022

Mudane /Marwo kusoo dhawoow kulliyada iftiimshe home-teaching center oo ay kuugu diyaar yihiin macalimiin akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaan u dhisan

Nagala soo xidhiidh .
063-7521847

Iftiimshe Home-teaching  Center  waa kulliyad  kaa haqabtiraysa baahidii aad u qabtay macalimiin gurigaaga casharka kugu...
23/09/2022

Iftiimshe Home-teaching Center waa kulliyad kaa haqabtiraysa baahidii aad u qabtay macalimiin gurigaaga casharka kugu siiya caruurta iyo waalidkaba .

Iftiimshe home-teaching waxaad ka helaysaa
Casharro ardayga kaabaya , waxaa sidoo kale loo samaynayaa ardayda ay maadooyinka qaarkood ku adag yihiin in loo sameeyo muraacajayn iyo kala shaqaynta homeworks-ka, waxaad kaloo ka helaysaa macalimiin QUR'AAN KARIIMKA ah guriga kuugu dhigga.

"Kor uqaad tayada ubadkaagoo ku xidhnaw iftiimshe Home Teaching School"

Nagala soo xiriir whatsappka linga saaran ama

+252 63 7521847

Mahadsanidiin

Iftiimshe home-teaching center waa kulliyada kuu haysa macalimiin akhlaaq iyo aqoon ahaanba dhisan Fadlan nagala soo xid...
21/09/2022

Iftiimshe home-teaching center waa kulliyada kuu haysa macalimiin akhlaaq iyo aqoon ahaanba dhisan

Fadlan nagala soo xidhiidh +252 63 7521847

Kusoo dhawoow iftiimshe home-teaching
20/09/2022

Kusoo dhawoow iftiimshe home-teaching

Iftiimshe home-teaching center waxa uu kuula diyaar yahay macalimiin kuugu imaanaya gurigaaga oo ubadka wax kuu naraya F...
19/09/2022

Iftiimshe home-teaching center waxa uu kuula diyaar yahay macalimiin kuugu imaanaya gurigaaga oo ubadka wax kuu naraya

Fadlan nagala soo xidhiidh numberkan hoose
063-7521847

Waalid kusoo dhawoow kulliyada iftiimshe home-teaching center oo xarunteedu tahay magaalad hargaysa .Waxa  kuugu Diyaara...
18/09/2022

Waalid kusoo dhawoow kulliyada iftiimshe home-teaching center oo xarunteedu tahay magaalad hargaysa .
Waxa kuugu Diyaara Barayaal U tababaran Dhigista Culuumtan hoos ku xusan ;

1 - Barashasa Quraanka Kariimka
2-Kaabida Maadooyinka Dugsiyada H/Dhexe
3- Kaabida Qaadida KG Levelka
4-Barashada Carabiga & English Si Gaara ,
5- KaabidaManhajka Dugsiga Sare /Secondary Level

FG: Wixii faahfaahin ah Nagala soo xidhiidh numberkan hoos ku qoran

063-7521847

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiimshe Home-teaching Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Iftiimshe Home-teaching Center:

Shortcuts

Share