Badaramaan Media

Badaramaan Media

Share

Xogo sugan

17/06/2026

Shil gaadhi ayaa ka dhacay i area Shiraaqle , wax dhimasho ah lama sheegayn.

15/06/2026

"Aalhiro danteeda" Xildhibaan Shaadh

14/06/2026

Madaxwaynaha JSL Mr. Cirro ayaa si meeqaam sare leh loogu soo dhaweeyay caasimadda Telviv.

12/06/2026

Degmada Sayla Somaliland

09/06/2026

Farqiga udhaxeeya JSL iyo Somalia

08/06/2026

Wasiir Hussein Bashir waa masuul shaqaynaya ee hala garab galo.

Haddii dhaliilo jiraanna si hoose haloola xaajoodo, ma qummana in warbahinta la iska dhaliilaa marnaba.

Badaramaan Media ku xidhnow

06/06/2026

Abwaan Cali Sugulle Duncarbeed.
Qofba halkuu ku habboonyahay baa lagu hagaajaa.

Dhibaatada ubadan halkay bulshada ka haysataa waa inaan xilalka cid aan ehelkeedii ahayn loo dhiibay , qabyaalad , xal moodid, nin jeclaysi .... iqk

Haddaba sida Duncarbeed sheegay " the right person in the right position " ayaa ka mid ah xalalka ugu muhiimsan si horusocod loo sameeyo.

05/06/2026

Macallin Halgamaa Fannaan, Maxamed Mooge Liibaan . رحمه الله

04/06/2026

RW Xasan Cali Khayrre " Inaan dhiamanno diyaar ayaannu unahay .....

31/05/2026

Ex mayor Abdikarim Ahmed Moge ayaa iska casilay xildhibaannimadii golaha Deegaanka Caasimadda Hargeisa.

Hargaysi ma udarsandoonta mise ? Wakhtigaa ka jawaabi doona?

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa