GUUL.
Waxaa mahad iska leh Rabbigii ina soo gaadhsiiyey imtixaanaadkii sanad dugsiyeedka ugu dambeeyey.
Waxaan u hambalyeynayaa dhamaan waalidiinta ku soo dadaalay ubadkooda mudaadaa dheer welina jecel in uu mar walba garabgalo.
Hambalyo Waalid.
Khayre Home Schooling and Multi Service
Home Schooling and Technical Services
HAMBALYO
CIID MUBARAK; DHAMAAN ASXAABTAYADA AANU JACELNAHAY WAXAANU RABBI KA IDIINKA BARYEYNAA IN UU IDINKA AQBALO ACMAASHII BISHA RAMADAAN, CAFIMAADQABNA IDINKU GAADHSIIYO CIIDAN CIIDEEDA AAMIIN.
01/04/2023
khayrehomeschooling on TikTok @ ADEEGA MACALIN GURI (HOME TEACHING) TEL: 0637957870
26/03/2023
BUSHAARO WAALID (QIIME DHIMIS)
WAXAANU WAALIDIINTA DEGAN MAGAALADA HARGEYSA UG BUSHAAREYNEYNAA IN ADEEGA MACALIN GURI AANU KU SAMEYNAY QIIME DHIMIS DHAN 15% (BOQOLKII SHAN IYO TOBAN QIIME DHIMIS AH) LAGA BILAABO 18/03/2023 ILAA 25/04/2023.
1. QURAAN, TARBIYADA IYO WAXBARSHADA AASAASIGA AH.
2. DUGSIGA HOOSE IYO KA DHEXE.
3. DUGSIGA SARE.
4. LUUQADAHA.
WAXANAAN KUU HAYNAA MACALIN AQOONTIISA IYO DAMAANADIISABA AANU HUBINAY UNA DIYAAR AH IN GURIGAAGA UU WAX UGU DHIGO CARUURTAADA.
XAFIISKU WUXUU KU YAALAA:
ISGOYSKA TOGDHEER, FOOQA CUMAR CALI DUCAALE CENTER, KA SOO HORJEEDKA MAKA AL MUKARAMA COLD DRINK.
TEL: 3213/0637957870 TELESOM AMA 0654401999 SOMTEL
WAALID KA FAA'IDAYSO QIIME DHIMISTA AANU UGU TALAGALNAY FADLIGA BISHA RAMADAAN OO IS DIIWAAN GALI.
RAMADAAN MUBAARIG;
Alle waxaan ka baryayaa inuu dambi dhaaf iyo naxariistiisa na siiyo kuwa naarta laga xoreeyana inaga dhigo.
13/03/2023
BUSHAARO WAALID:
Waxaanu waalidiinta ku nool magaalada Hargeysa ugu bushaareyneynaa in xafiiska Khayre Home Schooling and Multi Service uu kuu daahfuray adeega MACALIN GURI oo kaa caawin dooona in caruurtaada laga kaabo waxbarshada ay iskuulaadka loogu soo dhigo isla markaana la fahansiin doona dhamaan casharada dhibtu ka haysato.
xafiisku wuxuu diryaariye macalimiin aqoon fiican u leh waxa ay dhigayaan iyo damaanadood oo la hubo.
Waalid waxaan diyaar u nahay in aanu kula xalino cabasha iyo dhibta kaa haysata caruurtaada casharada loo soo dhigay iyo sidii uu uga barmoosi lahaa sanad dugsiyeed kasta.
WAXAANU KUUL DIYAARNAHAY KG ILAA DUGSI SARE, QURAANKA IYO LUUQADAHA.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
MAGAALADA HARGEYSA,
ISGOYSKA TOGDHEER, FOOQA CUMAR CALI DUCAALE CENTER DABAQA KOOWAAD, KA SOO HORJEEDKA MAKA AL MUKARAMA COLD DRINK.
TEL: 3213/0637957870 TELESOM
0654401999 SOMTEL
Saacadaha shaqada:
8:00 AM -12:00 PM
4:00 PM - 8:00 PM
WAALID CAAWI CARUURTAADA................
26/02/2023
Bushaaro:
FURSAD SHAQO:
MA TAHAY MACALIN DEGAN HARGEYSA:
Xafiiska Khayre Home Schooling and Multi Service wuxuu qaadanayaa macalimiin part time ah oo ka shaqeyn doona magaalada Hargeysa gudeheeda. macalimiinta aanu qaadaneynaa waa kuwa dhigi kara maadooyinkan hoose ku xusan:
1. QURAANKA, TARBIYADA IYO WAXBARSHADA AASAASIGA AH.
2. DUGSIGA HOSE IYO DHEXE.
3. DUQSIGA SARE.
4. LUUQADAHA.
Hadaba hadii aad tahay qof dhigi kara maadooyinkaa kor ku xusan iska soo diiwaangali xafiiska oo ku yaala Hargeysa gaar ahaan Degmada 26 June, isgooyska Togdheer, Fooqa Cumar Cali Ducaale Center dabaqa koowaad ka soo horjeedka Maka AL Mukarama.
Tell: 3213 Telesom
Saacadaha Shaqada:
8:00 AM - 12:00 PM
4:00 PM - 8:00PM
Sabti - Khamiis
IS DIIWAANGALINTUNA WAXAY XIDHMAYSAA 5/3/2023.
RAG IYO DUMAR WAALA DIIWAANGALINAYAA.
NASIIB WACAN AYAANU KU LEENAHAY.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa
3213TELESOM