#الحفل الختامي لكتاب اللؤلؤ والمرجان
Masjidka khaalid binu waliid-Hargeysa -مسجد خالد بن الوليد في مدينة هرجيسا
page-rasmiga ah Masjidka khaalid binu waliid hargeysa, Somaliland
qalbiga
Sh.kamaal sh c.raxmaan
mahadi xalay waxa noo qabsoontay xafladi gunaanadka ee siminaar diineedki ka dhacay masaajidka khaalid bin waliid kalkiisa 4aad kaas oo ay ka faaidaysteen kudhawaad 300 oo arday runti waxay ahayd maalmo qiimo badan ku xidhnaansha iyo barashada diinta ay baranayaan ardaydu waa mid aad u muhiim ah
26/12/2024
Waxa lagu wargalinayaa dhammaan dardayda dhamaysatay dawradi (4)aad ee masjidka khaalid bin waliid in xaflada la qaban doono habeenka sabtidu soo galayso bacdal maqrib insha allah
الوقت:ليلة السبت
الساعة:بعد صلاة المغرب مباشرة
التاريخ:٢٠٢٤/١٢/٢٧
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa
0063