AL-furqaan schools

AL-furqaan schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-furqaan schools, School, Hargeisa.

πŸ“š Al-Furqan Islamic Schools
🌟 "Nurturing Minds, Shaping Morals"
βœ… Quality Education
βœ… Islamic culture
βœ… Academic Excellence
πŸŽ“ KG to Secondary
πŸ“ Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž Contact: +252 63 4472007
+252 63 4471243

27/07/2026
πŸŽ“ πˆπ’-ππŽπ‘πˆπ’π“π” π–π€π˜ π…π”π‘π€ππ“π€π˜!Ku soo biir 𝐀𝐋-𝐅𝐔𝐑𝐐𝐀𝐀𝐍 ππ‘πˆπŒπ€π‘π˜ π’π‚π‡πŽπŽπ‹π’ – π…πšπ¬πšπ₯𝐚𝐝𝐚 𝐏𝐫𝐒𝐦𝐚𝐫𝐲-𝐠𝐚 (π†πšπ₯𝐒𝐧𝐀𝐚 πƒπšπ¦π›πž).𝐖𝐒𝐒π₯𝐚π₯ 𝐒𝐲𝐨 π†πšπ›ππ‘π¨...
20/07/2026

πŸŽ“ πˆπ’-ππŽπ‘πˆπ’π“π” π–π€π˜ π…π”π‘π€ππ“π€π˜!

Ku soo biir 𝐀𝐋-𝐅𝐔𝐑𝐐𝐀𝐀𝐍 ππ‘πˆπŒπ€π‘π˜ π’π‚π‡πŽπŽπ‹π’ – π…πšπ¬πšπ₯𝐚𝐝𝐚 𝐏𝐫𝐒𝐦𝐚𝐫𝐲-𝐠𝐚 (π†πšπ₯𝐒𝐧𝐀𝐚 πƒπšπ¦π›πž).

𝐖𝐒𝐒π₯𝐚π₯ 𝐒𝐲𝐨 π†πšπ›ππ‘π¨ 𝐰𝐚𝐚 π₯𝐚 πͺ𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚.

πŸ“ π—πžπ«π¨-𝐀𝐰𝐫, 𝐁𝐚𝐫𝐀𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐲𝐝𝐀𝐚, π‡πšπ«π πžπ’π¬πš
πŸ“ž πŸŽπŸ”πŸ‘ πŸ’πŸ’πŸ•πŸπŸŽπŸŽπŸ• | πŸŽπŸ”πŸ‘ πŸ’πŸ’πŸ•πŸπŸπŸ’πŸ‘ | πŸŽπŸ”πŸ‘ πŸ’πŸ–πŸ’πŸ—πŸ”πŸ—πŸ”

✨ AL-FURQAAN PRIMARY SCHOOLS β€” Halka Aqoonta, Akhlaaqda iyo Barbaarinta Islaamigu ku kulmaan.

πŸ•ŠοΈ TACSI TIIRAANYO LEHMaamulka, Macallimiinta, iyo Shaqaalaha AL-FURQAAN SCHOOLS waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eh...
18/07/2026

πŸ•ŠοΈ TACSI TIIRAANYO LEH

Maamulka, Macallimiinta, iyo Shaqaalaha AL-FURQAAN SCHOOLS waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii, bahda saxaafadda iyo carruurtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Wariye Maxamuud Cabdi Cali "Ducaale", oo ku geeriyooday habeenimadii xalay ahayd dalka Ingiriiska.

Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu ku mannaysto Jannatul Firdowsa, ehelkii iyo dhammaan dadkii uu ka baxayna ka siiyo samir iyo iimaan.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

14/07/2026

πŸŽ“ ISDIIWAANGELINTU WAY FURANTAHAY! πŸ“š

AL-FURQAAN SECONDARY SCHOOL wuxuu ku wargelinayaa waalidiinta iyo ardayda in isdiiwaangelinta Form One ilaa Form Four ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027 ay si rasmi ah u bilaabatay.

πŸ“ Xero-Awr, Barkada Kaydka,& 26 June Xawaadle, Hargeisa, Somaliland.

πŸ“ž 063 4472007
πŸ“ž 063 4471243
πŸ“ž 063 4403840

⏳ Boosasku waa xaddidan yihiin – Isdiiwaangeli maanta!

"AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AAN."

ABE CLASSES❗️AL-FURQAAN PRIMARY SCHOOLS waxay si rasmi ah u bilaabeen qaadashada ardayda cusub ee ABE (Accelerated Basic...
11/07/2026

ABE CLASSES❗️

AL-FURQAAN PRIMARY SCHOOLS waxay si rasmi ah u bilaabeen qaadashada ardayda cusub ee ABE (Accelerated Basic Education), ama loo yaqaan Waxbarashada Khaaska ah, oo loogu talagalay ardayda ka habsaantay waxbarashada, sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

βœ… Wiilal & Gabdho
βœ… Waxbarasho Tayo Sare leh
βœ… Deegaan Ammaan ah oo Islaami ah
βœ… Macallimiin Khibrad Leh
βœ… Hab Waxbarasho Casri ah
🚌 Adeegga Gaadiidka oo Diyaar ah

⏳ Boosasku way xaddidan yihiin, ee isdiiwaangeli maanta!

πŸ“ž 063 4472007
πŸ“ž 063 4407808
πŸ“ž 063 4484330

πŸ“ Jigjiga Yar, Agagaarka Masaajidka Mulaaq ama 150 Street, Garoonka Ciyaarsame, Hargeysa, Somaliland.

🌿 AL-FURQAAN PRIMARY SCHOOLS
"Aqoonta Maanta, Hoggaanka Berri."

πŸ“š Diiwaangelintu Way Furan Tahay!Dugsiyada Hoose ee AL-FURQAAN waxay ku wargelinayaan waalidiinta sharafta leh in la fur...
10/07/2026

πŸ“š Diiwaangelintu Way Furan Tahay!

Dugsiyada Hoose ee AL-FURQAAN waxay ku wargelinayaan waalidiinta sharafta leh in la furay isdiiwaangelinta Ardayda Gelinka Dambe (Afternoon Primary) ee wiilasha iyo gabdhaha.

Waxaan bixinnaa:
βœ… Waxbarasho tayo sare leh
βœ… Deegaan ammaan ah oo Islaami ah
βœ… Macallimiin khibrad leh
βœ… Jawi waxbarasho oo dhiirrigeliya horumarka ardayga

Ha seegin fursaddan. Isdiiwaangeli maanta,

πŸ“ž 063 4472007
πŸ“ž 063 4471243
πŸ“ž 063 4849696

πŸ“ Xero-Awr, Barkadda Kaydka, Hargeisa, Somaliland

AL-FURQAAN PRIMARY SCHOOLS
Aqoon La'aani Waa Iftiin La'aan.

Address

Hargeisa

Telephone

+252654779847

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-furqaan schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category