Gaariye Medical College

Gaariye Medical College

Share

welcome creating in 2021

18/01/2026

Matahay xirfad leh ku tartami kara xirfada fagaare-kahdalka
Leh khibrad iyo aqoon xool dheer awooda inuu buuxiyo shuuradan
Haa hadday jawaabtu tahay .
> BUUXI SHURUUDAHAN SIDA :
>INUU TARTAMUHU HAYSTO MAWDUUC UU KU TARTAMAAYO
>INUU TARTAMUHU MAWDUUCA KUSO GUDBIYO SOFT/ HARD
>INUU TARTAMUHU BIXIYO DHAQAALAHA KAGA MID NOQOSHADA 30,000SHILLING
>INUU TARTAMUHU SOO GUDBIYO SAWIR KUR AH OO POSTERKIISA LARAACIYO

Haddaad shuruudahaas buuxinayso kubiir hadda link-gan HOOSE:
https://chat.whatsapp.com/LFFmx066kEt6grewVu3GlW

31/12/2025

📢KUSODHOWOW OUR SHORT COURSES GAARIYE COLLEGE 🎓
Maamulka GAARIYE COLLEGE waxa uu si xushmad leh ugu wargelinayaa dhammaan dadka jecel waxbarashada xirfadaha in la bilaabayo Short Course, kaas oo loogu talagalay kor u qaadista xirfadaha.

23/12/2025

Photos from Gaariye Training College's post 07/12/2025

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH – SHORT COURSES GAARIYECOLLEGE 🎓
Maamulka GAARIYE COLLEGE waxa uu si xushmad leh ugu wargelinayaa dhammaan dadka jecel waxbarashada xirfadaha fud,fudud in la bilaabayo Short Course, kaas oo loogu talagalay kor u qaadista xirfadaha dhallanyarada
Barnaamijyka la Bixinayo:

📆 Taariikhda Bilaabashada:
🗓️ Khamiis – 16 December 2025

03/12/2025

Majeceshay barshadada courseskan Hadda isku diwan geli $8coursekasat oo hel hal course oo KUU AH
Kafaa'idaysi wacan

( gelin horre) (gelin dambe)

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

23/11/2025

Majeceshay barshadada courseskan Hadda isku diwan geli $5 coursekasat oo hel hal course oo KUU AH
Kafaa'idaysi wacan

( gelin horre) (gelin dambe)

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

17/11/2025

. .
Waxa uu iidan ku bushareynayaa inuu qaadanayo
Bishan
Mudada:
Mudada: _pritting _Three weeks
Muddada: Vedio editing and graphic design 2 Months
Waxaana la kalla dhiganayaa maalmaha kalla ah :
iyo

Haddaba isku diwan geli $5 o Keliya

16/11/2025

uu ogaysiinayaa ardayda
LIBAAX inuu Subaxnimada ah udiyariye
ku saabsan XIRFADUHU KULEEYIHIN DHALLANYARADA OO AY KAFAA,IDI DOONAN FURSAQO
Ah #100% FREE AH

12/11/2025

Majeceshay barshadada courseskan Hadda isku diwan geli $5 coursekasat oo hel hal course oo KUU AH
Kafaa'idaysi wacan

( gelin horre) (gelin dambe)
Waxay xidhmaysa isdiwan gelintu #20/11/2025

06/11/2025

D"Guusha iyo Hadafka "

06/11/2025

C" Caqabadaha Dhallanyarada "

06/11/2025

B "SAAMEYNTA Tiktok-ga

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Fooqa Star Group Dabaqa 2aad
Hargeisa
WELCOMETOGAARIYECOLLEGE