Abdirahim Haaji

Abdirahim Haaji

Share

is a site that seeks to promote personal development and adaptation to reading and writing

07/07/2022

Nabigii Farxada:: {Scw}
Tusaale waxa inoo ah midka Aan jecelnhay xabiibkeena Muxamada Sallalaahu calayhi wa Salam, wuxu ahaa farxad socota waa midka Aduunka baray waxay tahay farxada dhabta ah qofwalba wuu ka farxin jiray wuu la kaftami jiray wuu u naxariisan jiray dhoola cadeyntu waxay ahayd mid marwalba wajigiisa la muuqata
{C/laahi ibnu xaaris} wuxuu leeyahay "maan arkin mid ka dhoola cadeyn badan rasuulka Sallalaahu caleyhi wa Salam
Lacag waxkasta Ood donayso lguma helo ku qanacsanow waxad haysato Waxad noqonaysaa qof faraxsan
✍ Abdirahim Mohamuod Haaji

29/06/2022

𝑵𝒐𝒍𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒃𝒂 𝑫𝒉𝒊𝒃 𝒊𝒚𝒐 𝑫𝒉𝒆𝒆𝒇
𝒘𝒂𝒍𝒊𝒈𝒆𝒆𝒅 𝒌𝒖 𝑫𝒉𝒊𝒔𝒂𝒏𝒐𝒐
𝑫𝒉𝒂𝒓𝒂𝒂𝒓𝒕𝒊𝒊 𝑻𝒊𝒎𝒂𝒅𝒂𝒃𝒂
𝑫𝒉𝒂𝒄𝒅𝒐 𝒖𝒈𝒖𝒃𝒂 𝒘𝒂𝒅𝒂𝒕𝒆𝒆
𝑯𝒂 𝒊𝒔 𝑫𝒉𝒊𝒊𝒃𝒊𝒏 𝒘𝒂𝒍𝒊𝒈𝒂𝒂

Abdirahim Haaji

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa