Qalam__________πΈπΈ
Jalam__________π₯πͺ
Good ibnu abees
My page good ibnu abees Masha Allah βοΈπβ€οΈβπ₯π₯ποΈβπ¨οΈ
YAA MAAMULA HAWADDA SOMALILAND MUXUUSE MADAARKA HARGEYSA HABEENKII U SHAQAYN WAAYAY SIDA MADAARADA GOBOLKA IYO KUWA CAALAMKUBA AY U SHAQEEYAAN 24 HRS HABEEN IYO MAALINBA?
Akhriste qormadan waxaynu ku iftiimin doonaa kagana jawaabi doonaa suaasha aynu kor kusoo xusnay sidoo kale waxaan ku iftiimin doonaa caqabadaha iyo waxyaabaha ay tahay in loo qabto hada si uu u shaqeeyo 24 hrs si la mida madaarada aduunka
Ugu h**eyn in madaarku shaqeeyo noqdana mid u diyaarsan si heersare ah noqdana mid shaqadiisa qaban kara waa shaqo dawladnimo (Governmental function)
waxaynu ognahay inuu shaqeeyo Lagana dhoofo lagana soo d**o se qoraalkeenan waxaynu kaga hadlayna sababta uu Xiliga Habeenkii ah u shaqayn waayay ujeeddada aynu u soconaana waataa sidoo kale waxaynu kaga hadlaynaa maxaa inaga hortaagan inaynu Hawadeena maamulano si ka madax banaan dawladda aynu Jaarka nahay ee Soomaliya.
Dawladdaha aduunka waxa shaqadan qabta Wasaaraddaha Duulista iyo Hawada.
Dawladeenana waxa shaqadan u qaabilsan Wasaarada Duulista iyo Hawada imikana ku magacaaban Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland waxaanay Qaranka u Haysaa laba Shaqo oo kala ah Hagid iyo maamulid, waxayna ahayd inay maamusho hawadda somaliland ayna hagto diyaaradaha isticmaalaya Hawadda somaliland oo dhan.
Haddaba wasaarradan Gabi ahaanba waxay Dayacday shaqadii loo igmaday ee ahayd Maamulid iyo Hagid maadaama aynu ognahay in Hawada somaliland laga Maamulo soomaliya Lagana Jaangooyo hadba diyaaradaha cagadhiganaya iyo kuwa ka Haadayaba. diyaaradduhu markay soo fadhiisanayaan madaarka Cigaal International Airport waxay si toosa ula xidhiidhaan madaarka Muqdisho ee Aadan Cade Maadaama uu leeyahay madaarkaasi waxa Afka qalaad lagu dhaho (Air Traffic Control) guud ahaana lagu maamulo hawadda somalia oo ay ku jirto somaliland.
Sidoo kale qalabka is gaadhsiineed ay isticmaasho Hay'adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland waa kuwo aad u Hooseya lana isticmaali jirey xili h**e oo laga soo gudbay kuna beegan Hilaadii 1960
SHEEKO YAR OO XIGMAD LEH
Macalinka inoo dhiga xiisada xisaabta ayaa inagu yiri soo dhaqsada bari waxan leenahay cashar muhiim inoo ah, kaas oo xalin doona nafteena ma ahan xisaabta iyo casharada aan ku qaadano fasalka waa mid ka baxsan,...
Inagu in kastoo aan jecleen xisadiisa waxan eheen kuwa u soo dag daga muhiimka uu sheegaayo macalinka, waayo wali k**a aan maqal cashar muhiim u ah nafteena marka laga yimaado kan uu bixiyo,Ama lagu bixiyo xiisadaha,...
Waa la gaaray maalinkii hasa ahaatee inagu waxaan eheen kuwo u soo dag daga faslka qeybtiisa h**e, si aan ugu dhageysano waxa uu ino sheegaayo macalinka maalinkas...
Macalinki waxa uu inoo qeybiyay warqado maran ama eber ah sidaa u taqaano waxa uuna yiri qof kastaahi haku qoro magaciiisa oo sadaxan waxadna haysataan 5 daqiiqo,...
Qofkasta oo inaga mid ah waxa uu sida ugu dhaqsiyaha badan ku qoray magaciisa oo sadaxan waana uu dhiibay kadib,...
Macalinkii warqadihii ayuu isku dhax qasay melna ku shibay kadibna yiri,
Qof kasta haka soo dhax saaro magaciisa waxdana haysataan 3 daqiiqo,...
Inaga oo is riix riixeyna mid kastaahina raadinaayo magaciisa ayuuba waqtigii inagu dhacay, walina aan helin, Balse qof kastaahi uu haayo magac kale,..
Macalinkii ayaa yiri hadaba joojiya oo fadhiista qof kastana warqada uu haayo haku wareejiyo qofka iska leh, macnaha magac ku qoran qofka leh,..
Sidii aan sameynay, Inaga oo ina dhamaaday dhididkii, misana is weydiineyno macalinku muxu kala jedaa arintaa,....
Ugu danbeyn macalinkii ayaa yiri wxan rabay in aan idin barao labo shay kaas oo ah sida tan,..
1:Dulqadka waxa uu yahay ??
2:iyo farxada halka laga helo??
Dulqaadka ayaa barateen maanta waayo midkiinba wuxuu ahmiyad siiyay midka kale asigoo eegaya magaciisa,..
Qof kastaahi waxa uu raadiyaa farxad mana yaqaano meesha ay ka jirto farxada sida aad u wayseen magacyadiina oo kale
Farxadeena waxa ay ku jirtaa qofkle farxadiisa sida gacanta aan ugu dhinay qofkale magaciisa oo kale,.intii aan raadineenay magaceena,..

Farxadeena waxa ay ku jirtaa qofkle farxadiisa sida gacanta aan ugu dhinay qofkale magaciisa oo kale,.intii aan raadineenay magaceena,
Good
π€
27/07/2022
πΊ
15/05/2021
Quljeed
Nin daad qaaday
xumbo cuskay
Jamaal hakis |qosol badan |
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
SHUCAYBMOHAMMED