Yool Research,Consultancy and Training Academy

Yool Research,Consultancy and Training Academy personal

Kusoo dhawaada Yool Research,Consultancy and Training Academy Baro sida loo falanqeeyo xogta cilmi-baarista adigoo adeeg...
19/07/2026

Kusoo dhawaada Yool Research,Consultancy and Training Academy
Baro sida loo falanqeeyo xogta cilmi-baarista adigoo adeegsanaya SPSS.
✅ Data Analysis
✅ Descriptive & Inferential Statistics
✅ Regression & Correlation
✅ Data Visualization
✅ Professional Reporting
Waxaad helaysaa
🎓 Shahaado la Bixinayo
👨‍🎓 Ku habboon Ardayda, Cilmi-baarayaasha & Xirfadlayaasha
"Xogtaada U Beddel Go'aan Qaadasho Sax Ah." 🚀📈

Barro Xirfadda Cilmi-baarista Casriga ahKoorsadani waxay ku baraysaa sida loo sameeyo cilmi-baaris tayo sare leh, xog lo...
14/06/2026

Barro Xirfadda Cilmi-baarista Casriga ah

Koorsadani waxay ku baraysaa sida loo sameeyo cilmi-baaris tayo sare leh, xog loo ururiyo, loona falanqeeyo si xirfad leh, loona diyaariyo warbixinno cad oo sax ah.

Waxa Aad Baran Doonto:

Hababka cilmi-baarista

Xog ururin iyo falanqayn

Qiimeynta ilaha xogta

Qorista warbixinno xirfadeed

Faa’iido:
Waxaad heli doontaa xirfad cilmi-baaris oo xooggan oo kor u qaadaysa waxbarashadaada iyo fursadaha shaqo.

Faahfaahin Kala Xidhiiidh:

Yool Research, Consultancy and Training Center
📞 0634063099
📞 4039103

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yool Research,Consultancy and Training Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Yool Research,Consultancy and Training Academy:

Shortcuts

Share