19/06/2026
Qaybsanaanta tirooyinka idil
tirada waxa ay laba(2) u qaybsantaa haddii tirada tirada ugu dambeysa tahay 2,4,6,8,0
Tusaaleyaal
22,24,128...............
tirada waxay saddex(3) u qaybsantaa haddii isku geynta gododka aan haystanaa saddex u qaybsamaan
Tusaale ahaan
Waxa aan haysnaa tirada 24
2+4 = 6 markaa saddex way u qaybsantaa
Haddii aad fahan tahay isku kuwan
Tirooyinka tee ayaa u qaybsan laba
b. 123 t. 1,140