Cabdilaahi Maska

Cabdilaahi Maska

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdilaahi Maska, Hargeisa.

Photos from Cabdilaahi Maska's post 10/08/2022

Hambalyo ardayda ka qalin bedelanaysa jaamacadda sanaag university ee gobolka sanaag cilmigaad barateena manfacadiisa alle hayna siiyo

19/08/2021

Bismilaah

Maanta waxaa xabsiga loo taxaabay weriye cabdimaalik muuse coldoon oo ah muwaadin somalilander ah kuna nool hargaysa

Hadaba inta aanla gaadhin sababta loo xidhay waxaad moodaa in bulshadu aad u buunbuuninayso xadhigiisa gaadhsiinaysona meel anuu gaadhsanayn

Cabdimaalik maaha qariib k**ana iman qurbaha cida xidhayna maaha shisheeye e waa dawladiisii caddaalad daro iyo nacayb kalena umay qabto caddaawadina k**a dhexayso dawladdiisa

Sidaa darteed dadka wax qora waxaan dhihi lahaa yaan eed aan jirin la abuurin

23/09/2020

DAAWO Hordhaca waraysi uu bixiyey general caare oo Ku sugan turkiga

12/06/2020

JACAYLKA DHABTA AH

01/06/2020

Maasha allaah waa wax aadloogu farxo inmaanta hablihii qaranka difaacistiisa guntiga uxidheen sodonsano kadib maanta Somaliland waxay qaaday wadadii dimuqraadiyadda

Photos from Cabdilaahi Maska's post 30/05/2020

DOOXADA DAGAAR GOBOLKA SANAAG

27/05/2020

FADLAN LIKE SAAR PAGEKAYGAN

27/05/2020

haduu dadku waa ahaa mid qorikarin waxbaba mid afkuun hadalkeeduwhay haddii jaahil loobadnaa islaamkuna uuyaraa illaah mahaddii hadeer

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa