27/10/2025
Ku soo dhowow “Taaj Al-Qur’an” – waa madal online ah oo aad Qur’aanka ku baran karto muddo gaaban, adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
Waxaan sidoo kale bixinaa barnaamij lagu barayo carruurtaada akhriska iyo qorista af-Carabiga muddo aad u kooban gudaheed.
27/10/2025
Welcome to "The Crown of the Quran" – an online platform where you can learn the Quran in a short time, right from your home or office. We also offer a program to teach your children how to read and write Arabic in a remarkably short period.
08/10/2025
Dadka inaatad wanaag u samayn karto u samee abaal celina ha ka sugin
07/10/2025
Qof ilaahay xusa iyo ka aan ilaahay xusayni waxa ay isku yihiin sidii qof dhintay iyo qof nool