Hormuud Home Teaching Center

Hormuud Home Teaching Center Waa college bixiya in macalin guri laguu qabto, macalin kaasoo aqoon iyo khibrad ba u leh waxa uu dhigayo

BUSHAARO! BUSHAARO! HORMUUD HOME TEACHERS  waxa uu  kugu busharaynayaa in uu ku diyaariyey. macalimin khibrad iyo aqoon ...
08/10/2022

BUSHAARO! BUSHAARO! HORMUUD HOME TEACHERS waxa uu kugu busharaynayaa in uu ku diyaariyey. macalimin khibrad iyo aqoon leh. oo gurigaaga wax kugu baraya gaar ahaan.
1.Ardayda schoolka ee u baahan baahan in loo muraajaceeyo casharada schoolka iyo madrasada. KG, Primary & Secondary
2.Dhigista Quraanka iyo culuumta sharecada
3.Dhigista luqadaha English & Arabic
4.Iyo u diyaarinta imtixaanka & Kaabista intaba.
Hadaba wixi fahfahin dheraada.
Kala xidhiidh:
Call/Watts app:0634510355
AMA Gmail ka : hormuudhome..com

02/10/2022
26/09/2022

Welcome to hormuud home Teaching.

02/09/2022

Welcome to Hormuud Home Teaching.
Hel macalin-guri aqoon buuxda iyo khibrad u leh waxa uu dhigayo.

Ma rabtaa macallin-guri tayo leh, oo kaa haqab-tiraya carruurtaada in laguugu muraajiceeyo casharada Dugsiga.
28/08/2022

Ma rabtaa macallin-guri tayo leh, oo kaa haqab-tiraya carruurtaada in laguugu muraajiceeyo casharada Dugsiga.

Address

Idaacada
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud Home Teaching Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category