Asal Primary, Intermediate and KG School

Asal Primary, Intermediate and KG School Asal primary school, standed to encourage the knowledge of the people of Somaliland specifically Hargeisa

12/07/2026
Registration is Open
11/07/2026

Registration is Open

Bushaaro, BushaaroDhammmaan bulshadda Reer Hargeysa waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in Dugsigu qaadanayo Fasalo cusub, had...
11/07/2026

Bushaaro, Bushaaro

Dhammmaan bulshadda Reer Hargeysa waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in Dugsigu qaadanayo Fasalo cusub, hadana uu qoraalku bilaabmay.

Booqashadda Dugsiga Asal Primary, Intermediate and KG School uu ku tagay Xarunta dhaqanka Magaaladda Hargeysa.
13/02/2026

Booqashadda Dugsiga Asal Primary, Intermediate and KG School uu ku tagay Xarunta dhaqanka Magaaladda Hargeysa.

Kuwani waa ardayda Dugsiga Asal Primary, Intermediate and KG School oo booqasho gaaban ku tagay Xarunta dhaqanka ee Harg...
13/02/2026

Kuwani waa ardayda Dugsiga Asal Primary, Intermediate and KG School oo booqasho gaaban ku tagay Xarunta dhaqanka ee Hargaysa.

31/01/2026
Bushaaro, Bushaaro Dhammaan bulsho weynta ku dhaqan xaafadaha Dalooldho,sheedaha, 150, 200 iyo Qunyardagga waxa loogu bu...
30/01/2026

Bushaaro, Bushaaro

Dhammaan bulsho weynta ku dhaqan xaafadaha Dalooldho,sheedaha, 150, 200 iyo Qunyardagga waxa loogu bushaaraynayaa inaad isdiiwaan gelin karto Dugsiga Asal Primary, Intermediate and KG School

Sidaas haloola socdo dhammaan Bahda Asal Primary School
16/01/2026

Sidaas haloola socdo dhammaan Bahda Asal Primary School

Dhammaan Bahda Asal Primary, Intermediate and KG School waxa aan ogaysiinaynaa in beri Dugsigu Fasax noqon doono insha a...
16/01/2026

Dhammaan Bahda Asal Primary, Intermediate and KG School waxa aan ogaysiinaynaa in beri Dugsigu Fasax noqon doono insha alla.

Address

150 Street
Hargeisa

Telephone

+252634414974

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Primary, Intermediate and KG School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share