Miftahul Ulum Primary School and KG

Miftahul Ulum Primary School and KG To educate all students to the highest levels of academic achievement.

Martidii, Masuuliyiintii, Maamulkii, Waalidiintii iyo bahdii waxbarashadda ee hadalada qiimaha badan ka jeediyay xafladd...
07/11/2025

Martidii, Masuuliyiintii, Maamulkii, Waalidiintii iyo bahdii waxbarashadda ee hadalada qiimaha badan ka jeediyay xafladda.

Abaalmarinta ardaydii ku guulaysatay tartanada ciyaaraha iyo aqoonta guud ee wiilasha iyo gabdhaha.
07/11/2025

Abaalmarinta ardaydii ku guulaysatay tartanada ciyaaraha iyo aqoonta guud ee wiilasha iyo gabdhaha.

Ardaydda oo abaalmarin iyo shahaadooyin gudoonaiiyay macalimiintoodi iyo maamulkii la soo dedaalay
07/11/2025

Ardaydda oo abaalmarin iyo shahaadooyin gudoonaiiyay macalimiintoodi iyo maamulkii la soo dedaalay

Ardaydii kala duwanayd ee aqoontooda waxbarasho ku soo bandhigay xafladda ee akhriyey luuqadaha English iyo Carabi, Axaa...
07/11/2025

Ardaydii kala duwanayd ee aqoontooda waxbarasho ku soo bandhigay xafladda ee akhriyey luuqadaha English iyo Carabi, Axaadiista, Ducooyinka, Suugaanta Soomaaliga, iyo Nashiidooyinka.

Maansha Allah fasal kasta Saddexdii arday ee Kaalmha 1aad, 2aad, 3aad iyo Akhlaaqda ku guulaystay.
07/11/2025

Maansha Allah fasal kasta Saddexdii arday ee Kaalmha 1aad, 2aad, 3aad iyo Akhlaaqda ku guulaystay.

06/11/2025

Maansha Allah

Maansha Allah Miftahul Ulum maanta waxa u dhacday xaflad qiimo badan
06/11/2025

Maansha Allah Miftahul Ulum maanta waxa u dhacday xaflad qiimo badan

06/11/2025

Maansha Allah Ubaxa quruxda badan ee dugsiga Miftahul Ulum Primary School and KG waxa u qabsoobtay maanta xafladddi sanad-dugsiyeedka oo runtii si qurux badan u dhacday. Waa xafladdii abaalmarinta ardaydii kaalmaha galay sanad-dugsiyeedkii h**e, ardaydadii ku guulaystay tartanadda; kubadda cagta iyo aqoonta guud.

06/11/2025

Saaka waxa Dugsigga ka qalinjabiyay Dufcaddii 3aad ee Fasalka KG

16/10/2025

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Miftahul Ulum Primary School and KG waxa ay xaflad maamus ah u qabteen Macalin Muwaahib Xabfalle Maxamuud oo ka qalinjabisay kulliyada Sofware Engineering Jaamacadda Abaarso Tech. Ardayda ayaa macalimadda farxad kula dabaaldegay una rajeeyay in ay halkaa iyo meel ka saraysa gaadho. Sidoo kale maamulka iyo macalimiinta dugsiga ayaa u hambalyeeyay macalimadda una mahadceliyay ardayda soo qabanqaabisay xafladda.

Dhamaan Bulsho Waynta Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa waxa Loogu Bushaaraynayaa inuu Furmay Diwaan Gelintii Ardayda Cusub E...
22/07/2025

Dhamaan Bulsho Waynta Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa waxa Loogu Bushaaraynayaa inuu Furmay Diwaan Gelintii Ardayda Cusub Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026

Haddaba Dugsigu Waxa Uu Qaadanayaa Fasalada KG--- Fasalka 7aad .

Waalid Fadlan Ubadkaaga La Soo Gaadh Dugsigan oo Ku Qalabaysan Aqoon iyo Tayo.

14/05/2025

Ardayda Dugsiga Miftahul Ulum Primary School and KG oo u dabaaldagay maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May 💚🤍❤️

Address

Near Beerta, STH
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:20 - 11:45
Tuesday 06:20 - 11:45
Wednesday 06:20 - 11:45
Saturday 06:20 - 11:45
Sunday 06:20 - 11:45

Telephone

+252633520295

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miftahul Ulum Primary School and KG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Miftahul Ulum Primary School and KG:

Shortcuts

Share