Kobci College

Kobci College

Share

Kobci College
1. English language
2. Somali
3. Maths
4. Computer
5. Training.

15/05/2026

Highlights qaybta Aqoonta ee ay ardaydu kusoo dhex bandhigeen xusida maalinta qaranimada Somaliland .

15/05/2026

Calankii , Logadii , khariiradii , basaboorkii iyo Lacagtii wadanka jamhuuriyada Somaliland. COLLEGE .

15/05/2026

Martida xafllada bandhiga maalinta qaranimada jamhuuriyada somaliland ee 18 may .Zir Abokor Ahmed iyo Ustaad Hal Abuur Shabcaan Bayruuni.

15/05/2026

Qaar ka mid ah ardayda kulliyada Kobci college , Oo kusoo dhex bandhigay buraanbur , xafllada bandhiga maalinta qaranimada jamhuuriyada Somaliland .

15/05/2026

Ubixii kulliyada Oo muujinaya Maalinta qaranimada jamhuuriyada Somaliland ❤️

15/05/2026

Somaliland ❤️

14/05/2026

Kobci College, Oo maanta is muujiyay , Ubixii kulliyada Oo ku labisan , Khariiradii , passport kii iyo lacagihii wadanka .

08/05/2026

Highlights ka Qaar ka mid ah ardaydii dhamaystay buuga 1aad ee Computerka .

08/05/2026

📌. Maanta Oo ay tariikhdu ku beegnayd 7/May/2026 , ardayda fasallada A1 4pm , B1 5pm iyo C1 6pm ee qaybta Computerka ayaa waxa ay ku galeen imtixaankoodii 1aad, Oo ahaa theory xagga ay berina ku geli doonaan qaybta pratical, waxaan U rajaynaynaa in Alle ka siiyo dhibco ay ku farxaan .

07/05/2026

Highlights shiftiga Shanta galabnimo iyo tartankii shallay ka qabsoomay barxada kulliyada kobci college .

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

31may
Hargeisa