03/11/2025
Ogeysiis. Ogeysiis
Waxaa bilaabanaysa Dawraddii Fiqiga.
🕌 Dawraddan waa mid Online ah, waxaana lagu baran doonaa Fiqiga Shaaficiga, iyadoo casharrada lagu soo gudbin doono Telegram.
Kuna dhamaan doonta mudo Hal Sanaa inshalh
Ardayga dhameyana lasiin doono ijaazo
📆 Taariikhda bilaabashada: 15/11/2025
🌐 Qaabka: Online (Telegram) https://t.me/dawrah_tahil
📞 Kala soo xidhiidh:
+252 61 5294401
+252 63 3302649
Telaegaramak markazka
https://t.me/injazcenter
Iska diiiiwaaaangali
https://forms.gle/j7RGN8hJS6vWh3WG9