IFIYE Organization

IFIYE Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IFIYE Organization, Educational consultant, HERO AWR, Hargeisa.

Ifiye waa urur ujeedadiisu tahay in uu waxbarashada kacaawiyo ardeyda jaamacadaha galaysa ee duruufaha dhaqaale soo waajeheen , kuwaasoo awood uwaayay inay siiwataan waxbarshadooda, sidoo kale waa urur bixiya trainings kusaabsan hanaanka shaqo raadineed.

Ifiye Organization oo tababar kusaabsan sida loodoorto kuliyada takhasuska uqabtay ardeyda kasoo baxday secondaryda
12/10/2022

Ifiye Organization oo tababar kusaabsan sida loodoorto kuliyada takhasuska
uqabtay ardeyda kasoo baxday secondaryda

Ardey ka faa'idayso fursadan oo h**e usoo gaadh xafiiska ifiye organization oo isdiwaan galintu kasocoto.
21/09/2022

Ardey ka faa'idayso fursadan oo h**e usoo gaadh xafiiska ifiye
organization oo isdiwaan galintu kasocoto.

IFIYE ORGANIZATION waxa uu si rasmiya ubilaabay isdiwaan galinta ardeyda jaamacadaha Galaysa kuwaasoo uu ururku uhayo HA...
21/09/2022

IFIYE ORGANIZATION waxa uu si rasmiya ubilaabay isdiwaan galinta ardeyda jaamacadaha Galaysa kuwaasoo uu ururku uhayo HALF schollership jaamacadaha dalkaa , wixii faahfaahin dheeriya kala soo xidhiidh numberada hoos kuqoran , ama kaalay xafiiska ururka oo kuyaala xaafada xero awr.

Address

HERO AWR
Hargeisa
5403

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFIYE Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to IFIYE Organization:

Shortcuts

Share