Caalami Primary Branch 2 - KG Section.

Caalami Primary Branch 2 - KG Section. Raising pre-school children.

22/05/2024
Wargelin:Maamulka Dugsiga CAALAMI KG SCHOOL waxa uu Ogaysiinayaa Dhamaan Macalimiinta,Waalidiinta,Shaqaalaha, iyo Gaadii...
01/02/2024

Wargelin:
Maamulka Dugsiga CAALAMI KG SCHOOL waxa uu Ogaysiinayaa Dhamaan Macalimiinta,Waalidiinta,Shaqaalaha, iyo Gaadiidka Schoolka in Maalinta Sabtida ah oo ku Taariikhaysan 03-02-2024, in dib inoogu furmi doono Schoolku.

Insha Allah.

18/11/2023

OGAYSIIS

Waxaa la Ogaysiinaya dhamaan Waalidiinta,Macalimiinta,Ardayda Dugsiga CAALAMI KG SCHOOL in saaka oo Sabtiya 18/11/2023 uu Dugsigu Fasax yahay Roobabka da'aya awgeed.

Congratulation to all the students who have been received Class Activities rewards.(Class 1B)
14/11/2023

Congratulation to all the students who have been received Class Activities rewards.(Class 1B)

Drawing and coloring by using different materials. KG 1 - (A) Learning is fun at Calaami KG School. 😍
01/11/2023

Drawing and coloring by using different materials.

KG 1 - (A)

Learning is fun at Calaami KG School. 😍

22/10/2023

Kalmadii Maamulaha Dugsiga Sare Ee CAALAMI SECONDARY SCHOOL Gaar ahaan Qaybta Hablaha, uu ka Jeediyay Xafaladii Abaal-marinta Dugsiga CAALAMI KG SCHOOL.

22/10/2023

Kalmadii Waalid Sh.Ahmed Abdi Ali, uu ka Jeediyay Xafaladii Abaal-marinta Dugsiga.

Waxa maanta oo ay Taariikhdu ku beegantahay 14-Oct-2023 si habsami ah u bilowday  imtixaan bileedka Kowaad ee DUGSIGA CA...
14/10/2023

Waxa maanta oo ay Taariikhdu ku beegantahay 14-Oct-2023 si habsami ah u bilowday imtixaan bileedka Kowaad ee DUGSIGA CAALAMI KG SCHOOL, Sannad Dugsiyeedka 2023-2024.

11/10/2023

kindergarten Class Activities-KG1

SAWIRRO Q-2AADABAALMARINTA ARDAYDA KAALMAHA H**E KASOO GALAY DUGSIGA CAALAMI KG SCHOOL,SANNAD DUGSIYEEDKA (2022-2023).
28/09/2023

SAWIRRO Q-2AAD

ABAALMARINTA ARDAYDA KAALMAHA H**E KASOO GALAY DUGSIGA CAALAMI KG SCHOOL,SANNAD DUGSIYEEDKA (2022-2023).

Father of The Year Award.
26/09/2023

Father of The Year Award.

Address

Airport Road
Hargeisa

Telephone

+252637999967

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalami Primary Branch 2 - KG Section. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category