Al-Karaama online college

Al-Karaama online college Dhaqaale yahan

08/02/2025
63 3356353 Ku baro 10 maalmood oo kaliaya xirfada nashqadaynta boodhadhka  adiga oo isticmaalaya appka Canva mobilkaagan...
22/06/2024

63 3356353
Ku baro 10 maalmood oo kaliaya xirfada nashqadaynta boodhadhka adiga oo isticmaalaya appka Canva mobilkaagana ku samaynaya .
Waxa aad u baran doontaa qaab toos ah amaba maaha casharo duuban ee waa live xiliga aad doonto .
Hadda is diiwaangali

Koorsada canva waxa aad ku baran doontaa .Wax kasta oo aad uga baahato nashqadayn boodhadhka adiga oo samayn doonaa bood...
13/05/2024

Koorsada canva waxa aad ku baran doontaa .
Wax kasta oo aad uga baahato nashqadayn boodhadhka adiga oo samayn doonaa boodhadh aad u qurux badan oo aad u samayso goobtaads ganacsi ama aad kuba saqaysataba.

Koorsada canva waxa aad ku baran doontaa .Wax kasta oo aad uga baahato nashqadayn boodhadhka adiga oo samayn doonaa bood...
13/05/2024

Koorsada canva waxa aad ku baran doontaa .
Wax kasta oo aad uga baahato nashqadayn boodhadhka adiga oo samayn doonaa boodhadh aad u qurux badan oo aad u samayso goobtaads ganacsi ama aad kuba shaqaysataba.

Bushaaro bushaaro Maanta laga bilaabo, bartaada Facebookga in aad ku soo qorto qoraal higgaad ahaan ,naxwo ahaan iyo wax...
15/02/2024

Bushaaro bushaaro
Maanta laga bilaabo, bartaada Facebookga in aad ku soo qorto qoraal higgaad ahaan ,naxwo ahaan iyo wax la mid ah iska ilaw oo noqo qod qoraalkiisu dhan walba ka saxan yahay .

Ka faa'idayso tababarkan oo ka mid noqo 25 qof oo aanu taababar toos ah siinayno maalinta jimcaha ee 16ka bishan 2aad .
Iska diiwaangali linkigan hoose
https://whatsapp.com/dl/

Koorsadan waxa loo dhiganayaa si toos ah oo aan ahayn muuqaal duuban ee waa muuqaal toos ah .Ka faaidaysi wacan .
03/11/2023

Koorsadan waxa loo dhiganayaa si toos ah oo aan ahayn muuqaal duuban ee waa muuqaal toos ah .
Ka faaidaysi wacan .

Subaxwanaagsan dhammaan bulshada soomaaliyeed .
22/07/2023

Subaxwanaagsan dhammaan bulshada soomaaliyeed .

Address

Hargaysa
Hargaysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Karaama online college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Karaama online college:

Shortcuts

Share