Xirfad Baro

Xirfad Baro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xirfad Baro, School, Hargaysa, .

> 🚀 Baro E-commerce (SheIn, IHerb, Amazon & Alibaba) + Social Media Marketing . ✅ In ka badan 600+ arday ayaan h**ey u tababarnay.
📦 Waxaan sidoo kale bixinaa adeeg Ordering ah Anaga OO ka dalabna Alaab walba suuqyda Chine & Maraykan, Hada Soo dalbo

24/03/2026

Maxay dadka lacagta sameeya og yihiin adigu aadan ogeyn? 👀
Sir qarsoon waa tan 🤫🔥

20/03/2026

👉 Ma Ogtahay Inaad lacag badan ku Bixiso alaab qiima aad u jaban ad ku heli lahayd?
👉 Hadii Xirfadani aad taqaan? 💡
👉 Badbaadi Lacagtaada—Kana faa'idayso xirfadan 💰

Farxad, caafimaad iyo horumar ku Ciida
19/03/2026

Farxad, caafimaad iyo horumar ku Ciida










19/03/2026

👉 Sida saxda ah ee xirfad loo barto — Habka ay adeegsadaan dadka guuleysta

17/03/2026

⚠️ Ka faa'idayso fursaddan!

17/03/2026

“Haku lumin wakhtigaaga ⏳ & lacagtaada xirfad aan sax ahayn ❌

12/03/2026

“700+ qof ayaan barney E-commerce iyo Social Media Marketing — xirfado fudud, shaqo abuur leh, isla markaana mustaqbal leh.
Adiguna haddii aad rabto inaad barato, nala soo xidhiidh si aan kuu siino xog faahfaahsan














10/03/2026

Internetka maalin walba ma isticmaashaa… balse wali k**a aadan baran xirfad mustaqbal leh oo shaqo abuur leh?
(ALIBABA, SHEIN, IHERB, AMAZON & SOCIAL MEDIA MARKETING)

Haddii aad weli raadinaysay xirfadda saxda ah, hadda waa fursaddaadii. ✨🎓 Baro Xirfad Academy waxay qaadanaysaa Dufcadda...
05/03/2026

Haddii aad weli raadinaysay xirfadda saxda ah, hadda waa fursaddaadii. ✨
🎓 Baro Xirfad Academy waxay qaadanaysaa Dufcadda 5-aad, oo ah 50 arday oo kaliya, kuwaas oo 2 todobaad ku baranaya courses qiimo leh.
💰 Kaliya 5 qof ee h**e ayaan siinaynaa qiimo dhimis gaar ah.
Waxaa jira 2 nooc oo dad ah:
❌ Kuwa aan ka faa’iidaysan fursadaha…
✅ Iyo kuwa ka faa’iidaysta marka ay timaado.
📩 Ii soo dir ereygan kaliya “XIRFAD” si aan kuu siiyo faahfaahinta. 🚀

05/03/2026

30 Maalmood Sideed Ugu Baran Kartaa Xirfad Uguna Midho Dhalin Kartaa?

03/03/2026

Daawo Sida 600+ Arday Uga Faa’iiday courses Baro Xirfad Academy 🎓 — Qiimaha Caadiga Ah ee Course Walba waxa Laga Dhimay $5 💸 Kaliya 5 arday ayaan siinaynaa bishan! ⏳
Si aad uga mid noqoto ✨ Ii soo dir erey kaliya oo ah ‘XIRFAD’ 📩 si aan kuu siiyo xog faahfaahsan.

01/03/2026

Waa tan caqabadda 🚧 ugu weyn ee kaa hortaagan guusha—ha u oggolaan inay kusii hortaagnaato bishan cusub ee bilaabatay 📈

Address

Hargaysa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xirfad Baro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share