Dugsiga Hoose, dhexe iyo Sare ee Badru-diin BPSS."

Dugsiga Hoose, dhexe  iyo Sare ee Badru-diin BPSS."

Share

Dugsiga Hoose iyo dhexe ee badrudiin waa iskuul waxbarasho,kaasoo bixiya waxbarasho leh tayo sare.

Photos from Dugsiga Hoose, dhexe  iyo Sare ee Badru-diin BPSS."'s post 30/09/2025

Tr: 29/09/2025

Warbixin Magaala cilmiyeedka dabare.

Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay weheliyaan odayaal dhaqameed, culimaa’udiin iyo aqoonyahanno ayaa booqasho qiimo leh ku tegay Iskuulka Badru-diin ee deegaanka Dabare. Booqashadan ayaa ka tarjumaysay muhiimadda waxbarashada iyo doorka ay bulshada deegaanka ku leedahay horumarinta aqoonta.

Inta lagu guda jiray booqashada, Wasiirku waxa uu si rasmi ah xarigga uga jaray dugsiga sare ee iskuulka Badru-diin.

Waxaa uuna carrabka ku adkeeyay in sanadka soo socda dugsigani ka mid noqon doono goobaha lagu qaban doono imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug .

Taasoo fursad u noqon doonta Iskuulada iyo deeganada ku xeeran deegaan cilmiyeedkan muhiimka ah.

Booqashadan ayaa dhalisay farxad iyo dhiirrigelin weyn, waxayna astaan u noqotay taageerada joogtada ah ee dowladda iyo bulshada deegaanka ee kobcinta waxbarashada.

Photos from Dugsiga Hoose, dhexe  iyo Sare ee Badru-diin BPSS."'s post 25/08/2025

Hambalyo dhamaaan ardayda Soomaaliyeed Qaasatan Ardayda Galmudug ee u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah labadiisa Heer 8aad iyo 12 .

Waxaan hambalyo qaas ah udiraynaa arday f 8aad E e Kasocotay Dugsiga Hoose & dhexe ee Badru-diin BPSS." Kuwaas oo gaarayay 20 Arday kuwaas oo alle ku guuleyay Imtixaanka.

Hambaluo dhamaantiin.

05/06/2025

Jadwalka imtixaanka 2024-2025.

Photos from Dugsiga Hoose, dhexe  iyo Sare ee Badru-diin BPSS."'s post 04/06/2025

Ardayda Fasalka 8aad Ee Iskuulka Badru-diin ee Sanadkaan ufariisaneysa Imtixaanka Qaranka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug.

Guul i.a.

Photos from Dugsiga Hoose, dhexe  iyo Sare ee Badru-diin BPSS."'s post 03/06/2025

Waxaan maantay Si nabad ah kusoo idlaaday Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2024-2025 ee iskuulka.

Waxaan dhammaan ardayda urejeynaynaa guul i.a.

Want your school to be the top-listed School/college in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Guri Ceel

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00