Ainul Hayat International University جامعة عين الحياة العالمية

Ainul Hayat International University جامعة عين الحياة العالمية

Share

Official page for Ainul Hayat International University. More info: https://AHIU.edu.so/

17/12/2025

Ainul hayaat Iyo Bulshada Qaybta 9-aad.
Qaybtii ugu danbeesay: astaamaha Munaafiqiinta
Dr. Sheikh Abdirizak Ahmed AL-shamsaani

11/12/2025

Jimca-Wanaagsan dhamaan Axbaabta inagu xiran
قال رسول الله ﷺ:
«إن من أفضل أيامكم يوم الجمعة، فأكثروا عليَّ من الصلاة فيه»

09/12/2025

Ainul hayaat Iyo Bulshada Qaybta 8-aad.
Qayb xiiso badan: Waydiimaha Dadwaynaha Iyo Jawaabahooda
Dr. Sheikh Abdirizak Ahmed AL-shamsaani

02/12/2025

Ainul hayaat Iyo Bulshada Qaybta 7-aad.
Qayb xiiso badan: Qur'aanka iyo Xuquuqaha.
Dr. Sheikh Abdirizak Ahmed AL-shamsaani

25/11/2025

Ainul hayaat iyo Bulshada Qaybta 6-aad
Qayb xiiso badan: Qur'aanka Iyo Umadaha
Dr. Sheikh Abdirizak Ahmed Al-shamsaani

23/11/2025

Ainul hayaat iyo Bulshada Qaybta 5-aad
Kajawaabista Waydiimaha Kaqaybgalayaasha
Dr Sheikh Abdirizak Ahmed Al-shamsaani

21/11/2025

Ainul hayaat Iyo Bulshada Qaybta 4-aad
Ciwaanka: Qur'aanka Iyo Curinta Horumarka
Waydiin: Side ayuu Qur'aanka Uga Badbaaday In wax lagu daro ama wax lagareebo markii Lagu kulminaayay hal Musxaf?
Waxaa Inooga jawaabaya Dr. Sheikh Abdirizak Ahmed Al-shamsani

20/11/2025

Ainul Hayaat Iyo Bulshada Qaybta; 3aad
Ciwaanka: Qur'aanka Iyo Curinta Horumarka
Su'aal: Waa Maxay Sababta soodagista Qur'aanka ay u qaadatay 23-sano Halkii halmar Rasuulka Scw loogu soodajinlahaa?
Jawaabta: Dr Sheikh Abdirizak Ahmed Al-shamsani

18/11/2025

Ainul hayaat Iyo Bulshada.
qaybtaan 2-aad: Qaybtaan Sheikh Abdirizak Ahmed Al Shamsaani, waxa uu uga hadlayaa Sida qur'aanka U cajis galiayay dhamaan Binu adamka iyo Qaabka Culimada ay Qur'aanka Ugasoo sareen culuumta kaladuwan ee kujirta.
daawasho Wacan.

17/11/2025

kusoo dhawada Barnaamijka Cusub Ee Ainul hayaat iyo bulshada.
qaybtaan 1-aad: Waxaa lagu Faahfahinayaa xogta barnaamijka Iyo Hadaljeedinta G.kuxigeenka Jaamacadda Ainul Hayat International University جامعة عين الحياة العالمية Ustaad Abdifitah Ali Warsame

13/11/2025

Jumca Mubarak Dhamaan Walaalaha kuxiran page ka Jaamacadda Ainul Hayat International University جامعة عين الحياة العالمية.

Want your school to be the top-listed School/college in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Guri Ceel
252