Machadka Manhaju Saalikiin

Machadka Manhaju Saalikiin

Share

Xaruunta Machadka Manhaju Saalikiin ee Xifdinta Qur'aanka Kariimka ah, Tarabbiyeynta Carruurta iyo Barahsada Culuumta Diiniga ah.

21/04/2023

ليس العيد لمن لبس الجديد، إنما العيد لمن طاعاته تزيد.

Ciidu ma ahan qof xirtay dhar cusub lkn waa qofkii adeecitaanka rabbi siyaadiya.

Ciid mubaar dhamaamtiin

08/12/2022

Ku salli suubanaha
اللهم صل وسلم وبارك علي الحبيب الأعظم ورسول الأكرم

18/12/2021
Photos from Machadka Manhaju Saalikiin's post 11/12/2021
Photos from Machadka Manhaju Saalikiin's post 18/06/2021

Waxaan maanta noo gaba gaboobay imtixaankii nihaa,iga ee mah'cadka barashada diinta Islamka manhaju saalikiin sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Mac'hadku waxow ubadka ku barbaariyaa barasha diinta islaamka sida fiqhiga, caqiidada, axaadiista, tafsiirka ,siirada, luqadda carabiga iyo far qurxinteeda iyo naxwada iwm.

Mac'hadka oo xarumo kuleh waaxda sagal iyo bilan ayaa waalidka ku war galinaa in daraa saddu bilaaban doonto bisha 7aad kahorna lasii diiwaan galindoono ardada cusub wixii intaas kadheer laxariir
0615760719/0615332599/0615462700

21/01/2021

Ku salli suubanaha muxamad scw

Photos from Machadka Manhaju Saalikiin's post 30/08/2020

machadka manhaju saalikiin

30/08/2020

Qeyb kamid ah bandhiga machadka منهج السالكين

Photos from Machadka Manhaju Saalikiin's post 06/03/2020

Machadka barashada Qur'aanka & culuumta Sharciga ee Machadka Manhaju Saalikiin ee dagmada Guriceel ayaa Manta oo tariikhdu tahay 6/3/2020 xaflad si heer sare ah losoo agaasimay Uqabtay Ardada kaalima h**e galay bandhig Iyo Amaalmarin isugujirta
waxaana kasoo Qeybgalay maamulka Madarashada
Arday culamaa'udiin qaar kamid ah Madaxda degmada & marti sharaf kale iyado Halkaas lugu gudoonsiiyaya dhamaan ardadii kaalima h**e kagalay machadka

22/02/2020

Kusoo dhawaada Machadka Manhaju Saalikiin



$

Want your school to be the top-listed School/college in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Busteeja Dabarre
Guri Ceel