30/05/2024
Dadku wax uunbey kaasheegi doonaan marwalba haddii furfurantahay waxa ay kudhihi doonaan warbadanaa haddii aamusantahay waxaa lagu dhihi doonaa muxuu la'aamusanyahay haddaba ogsoonow waxaa kuu kheyr badan aamusnaanta maadaama furfurnaanta aad ku dambaabi kartid
11/03/2024
Xabsi nin lagu hilmaamay oon damiin haysan baan ahay
09/02/2024
Asc dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan dadka soomaaliyeed maalmihii ugu dambeeyey waxaa ay soo tebiyeen qaar ka mid ah warbaahinta madaxa bannaan in ay jiraan kulamo ay qabanayaan qaar ka mid ah sitaasiyiin horey xilal uga soo qabtay dalka kuwaa oo diidan wax kabedelka dastuurka dalka madaxweynaha dalkuna uu xaggooda ujanjeero haddaba madaxweynuhu waa in uu tixgeliyaa qodobadaan soosocda
1 dadaka soomaaliyeed waxa ay la dagaalamayaan shabaab sidaas darteed waa in aan lagu furin qalqal siyaasadeed
2 dadka diidan furitaanka dastuurka waa dad ka soo jeeda badankoodu laba beelood oo kaliya
3. Beelaha ka sokow waxaa jira siyaasiyiin xilligii ay xukunka hayeen ku kacay fal soomaalinimada kafog kuwaa Dan gaar ah ka leh dastuurka dalka
4 waxaa jira beelo soomaaliyeed oo kudhawaad 32 ku dulmanaa dastuurka dalka kuwaa oo maalmihii ugu dambeeyey dhiganayay xaflado ay ku soo dhaweynayaan furitaanka dastuurka dalka kuwaana waa in la tixgeliyaa xuquuqdooda mawaadinimo
02/12/2023
Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin Asxaabey waxaan idinka raali gelinayaa in aan ka maqnaa baraha bulshada in muddo xoogaa waxaa jiray mashquul
18/06/2023
Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin waa idin salaamnay aniga iyo saaxiibkeyba
05/05/2023
Asxaabta galab wanaagsan dhammaantiin Asxaabta qiimaha Iyo qadarinta leh