Godob-Jiraan Secondary School

Godob-Jiraan Secondary School education

GODOB-JIRAN SECODARY SCHOOL
24/04/2025

GODOB-JIRAN SECODARY SCHOOL

Maanta oo tariikhdu tahay sabti 18/11/2024 waxa booqasho noogu yimi GODOB-JIRAAN SECONDADY SCHOOL gudoomiyaha dagmada go...
18/11/2024

Maanta oo tariikhdu tahay sabti 18/11/2024 waxa booqasho noogu yimi GODOB-JIRAAN SECONDADY SCHOOL gudoomiyaha dagmada godobjiran cabdiqadir cabdisalan kaynaan iyo qaar kamida xildhibaanada golaha degaanka dagmada ee codka shacabka ku yimi

Gudoomiyaha iyo waftiga uu hogaaminayayba waxay kormereen dugsiga waxana uga warbixinay bahiyaha schoolka iyo marxaladihii uu somaray

ALXAMDULILAAHMaanta oo sabti ah tariikhduna tahay 19/10/2024 waxa si rasmi ah inooga bilowday dugsiga sare ee godobjiraa...
19/10/2024

ALXAMDULILAAH
Maanta oo sabti ah tariikhduna tahay 19/10/2024 waxa si rasmi ah inooga bilowday dugsiga sare ee godobjiraan imtixaanka bilaha ah ee kalka h**e (monthly examination) kaas oo lagu ogaanayo aqoonta iyo fahamka ardayda casharadii ay qateen bilihii lasoo dhaafay

Dhamaan maamulka iyo macalimiinta waxay guul iyo natiijo wanaagsan u rajaynayaan ardayda

Wabilaahi towfiiq

Address

Godob Jiraan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Godob-Jiraan Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category