18/04/2026
GIU CENTER FOR RESEARCH AND DEVELOPMENT
CRD- serves as the research and development arm of Gedo International University.
18/04/2026
GIU CENTER FOR RESEARCH AND DEVELOPMENT
17/12/2025
HESHIIS IS-AFGARAD (MoU)
Maanta oo ay taariikhdu tahay 17 December, magaalada Nairobi โ Kenya, ayaa lagu saxiixay heshiis is-afgarad (MoU) oo dhexmaray GIU Center for Research and Development (Macadka Cilmibaarista iyo Horumarinta Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo) iyo Hope Institute for Leadership and Research Studies.
Heshiiskan ayaa diiradda saaraya iskaashi dhinacyada cilmibaarista, hoggaaminta, tababarro, iyo is-weydaarsiga aqoonta, si loo xoojiyo horumarinta aqoonta iyo wacyigalinta bulshada.
Heshiiskan waxaa u kala saxiixay labada xarun Agaasimaha Macadka Cilmibaarista Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo, Mr. Cabdicasiis Mubaarak, iyo Agaasimaha Hope Institute, Mr. Khaalid Abdikafi.
23/11/2025
18/08/2025
Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo International University iyo Mac'hadkeeda cilmibaarista iyo horumarinta GIU Center for Research and Development waxaa farxad u ah in ay ka qeybgalaan shirweynaha 8aad ee Cilmibaarista oo ay marti galineyso ๐๐ฟ๐ฒ๐๐๐ฎ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ee Thika, Kenya.
Waxaa shirka warqad ka soojeedin doono ๐จ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฎ๐๐ถ๐ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ oo ah Agaasimaha macadka cilmibaarista ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo International University.
Warqadda cilmibaarista ayaa ku saabsan: "๐๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ธ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ"
-----
๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ต ๐๐
๐ฐ๐ฒ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ณ๐ฟ๐ผ๐บ Gedo International University ๐๐๐จ.
We are proud to announce that our CRD Director, Mr. AbdiAziz Mubarak , will present his paper at the 8th Multidisciplinary Research Conference at Gretsa University, ThikaโKenya, on 18thโ19th August 2025.
12/07/2025
๐ข SPECIAL TEACHER TRAINING WORKSHOP!
The Faculty of Education and Social Sciences at Gedo International University (GIU) is pleased to announce a 2-day professional development training for primary and secondary school teachers.
๐ Dates: Sunday & Monday โ July 13th & 14th, 2025
๐ Venue: GIU Main Campus โ Baladxaawo
๐ Time: 8:00 AM โ 11:00 AM
๐ Transport: Buses available for participants
๐ฝ Refreshments: Provided during sessions
๐ฉโ๐ซ Sessions led by experienced education professionals
๐ Certificate of Participation will be awarded
the link and register!
https://chat.whatsapp.com/EBsajdCGxNEFLoout9HOzr?mode=ac_t
12/07/2025
Jamacadda Caalamiga Ah Ee Gedo International University waxay martigelinaysaa tababar muhiim ah oo soconaya laba maalmood.
๐๐จ๐ฉ๐ข๐:
๐๐ง๐ก๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐๐-๐๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ข๐ง๐๐ ๐๐จ๐ง๐ญ๐๐ฑ๐ญ๐ฌ ๐ญ๐ก๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ก ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐ญ๐ก๐ข๐๐ฌ, ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐๐ฌ..
๐๐ฑ๐๐ & ๐๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง | 13โ14 Luulyo 2025
Main Campus โ Gedo International University.
Tababarkani wuxuu fursad gaar ah u yahay macallimiinta, tababarayaasha, iyo cid kasta oo daneeynayso inay ka faaโiidaysato aqoon iyo xirfado wax ku ool ah.
Sii aad isku Diwangaaliso Fadlan Taaabo Link kunaa Biir : https://chat.whatsapp.com/EBsajdCGxNEFLoout9HOzr?mode=ac_t
02/07/2025
Jaamacadda Calamiga Ee Gedo International University.
Waxa Farxaad uu ah inaay idinku casuunto kulan aqooneed looga hadlayo.
"๐๐๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ฒ๐จ ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐"
๐๐จ๐จ ๐ฃ๐๐๐๐ข๐ฒ๐: ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ก๐ฎ๐ฆ๐๐ .
Goobta: Hoolka Jaamacadda
Taariikhda: 03/07/2025
Waqtiga: 8:00 Subaxnimo
Kulankani waxa uu muhiimad weyn u leeyahay dhalinyarada iyo ardayda raba inay fahmaan sida tiknoolajiyaddu u beddelayso nolosha casriga ah iyo sida ay uga faaโiideysan karaan fursadaha mustaqbalka.
๐๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐๐๐ง.
๐ข Exciting News! ๐
The GIU Center for Research and Development (GIU-CRD) is here to lead innovation, research, and academic excellence in the region and Jubbaland State! ๐๐
We provide research support, training, data analysis, and policy development insights to drive impactful change. Join us in shaping the future of knowledge! ๐ฌโจ
๐ Welcome to the GIU Center for Research & Development! ๐
At Gedo International University Center for Research & Development (GIU CRD), we are committed to advancing knowledge, fostering innovation, and driving impactful research. Our mission is to empower scholars, researchers, and industry leaders with cutting-edge insights and transformative solutions.
๐ฌ What We Do:
โ
Promote high-quality research across disciplines
โ
Support innovation and entrepreneurship
โ
Foster collaboration between academia and industry
โ
Provide training, mentorship, and research grants
๐ Join us in shaping the future of research and innovation! Stay connected for groundbreaking discoveries, insightful discussions, and opportunities to be part of a thriving research community.
๐ข Follow us for updates and engage with us today!