Machadu Salaaxu-diin Al Ayuubi معهد صلاح الدين الايوبي للتربية والتعليم

Machadu Salaaxu-diin Al Ayuubi  معهد صلاح الدين الايوبي  للتربية والتعليم

Share

Machadka Salaaxudiin Al Ayuubi Buurdhuubo Waxaad Ka Heleysaa Waxbarasho Taya Sare Leh Diini Iyo Maadi

08/05/2026

Muuqaal kooban oo qaar kamida ardayda

machadku ay kusoo bandhigayeen kitaabka



ثلة من طلبةالمعهد يعرضون كتاب النصائح المرسلة

Photos from ‎Machadu Salaaxu-diin Al Ayuubi  معهد صلاح الدين الايوبي  للتربية والتعليم‎'s post 08/01/2026

بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaa maanta ooy taariikhdu ay tahay
8__1__2026 kabilawday
dagmada gobolka gedo
Qaarkamida ardayda machadka
imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 dhamaan bahda machadka
Waxaan idiin rajaynayaa guul iyo horusocod

06/12/2025
13/11/2025

Galabta iyo roobdoontii kadhacday machad salaaxudiin Al ayuubi alaw aqbal

12/09/2025

Bismilaahi dabadeed
taariikhda dahabka ah
Tixyaroonkadasbacay
oon uga dan leeyahay
Daaha yaaxabiibii
Gbay siiyo ah
صلي الله عليه وسلم

Photos from ‎Machadu Salaaxu-diin Al Ayuubi  معهد صلاح الدين الايوبي  للتربية والتعليم‎'s post 05/06/2025

بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaa kadhacday maanta 5/6/2024
Xaflad lagusoo xirayay
Machadka sanad dugsiyeedka 2024_2025
Dhamaan arday iyo waalid iyo macalinba way
Mahadsanyihiin
Sidookale xaflada waxaa lagu abaal mariyay
Ardayda imtixaanka kaalmaha h**e kagalay

Photos from ‎Machadu Salaaxu-diin Al Ayuubi  معهد صلاح الدين الايوبي  للتربية والتعليم‎'s post 27/05/2025

بسم الله الرحمن الرحيم
Maanta ooy taariikhadu tahay 27/5/2025 waxaa kabilawmay dagmada gobolka gedo
Imtixaankii sanad dugsiyeedka 2024_2025
Dhamaan ardayda waxaan ale uugarajaynaynaa in ale udhibyareeyo waxaan kale oo umahadcelinayaa bahda machadka macalin iyo waalid iyo ardayba guulaysta

01/05/2025
01/05/2025

الجمال في الدين
العزة في الدين
الاخلاق في الدين
لاعزة لمن لادين له
ولاجمال لمن لادين له
ولا قيم لمن لا دين له
ولا حياءلمن لادين له
اللهم اجعلنا خادمين لدينك رافعين له
واجعلناللمتقين اماما اللهم آمين

Want your school to be the top-listed School/college in Gedo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Gedo
Gedo