Tima-ade University

Tima-ade University

Share

Quality Education. Innovation. Community Service. Gabiley, Somaliland.

19/03/2026

🎉🌙 𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢, 𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢! 🌙🎉

Munaasibadda ciidda awgeed, waxa ay Jaamacadda Tima ade University Gabiley Campus ay hambalyo u diraysaa dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ,
Waxaan Si gaar ah Farxada Hambalyada Ciidan ula wadaagaynaa Ardeyda , Macalimiinta Iyo Shaqaalaha Jaamacada Tima-ade...

🤲 Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo wadnay bishii barakaysnayd ee Ramadan 🌙📿.

✨ Sidoo kale, waxa aynu Ilaahay ka baryeynaa in uu inagu gaadhsiiyo ciiddan teeda kale caafimaad,bash-bash iyo barwaaqo 🌱💰.

🎊 Ciid Mubaarak! 🎊

🌙
🎉
🤍
TopFan
Soma

Photos from Tima-ade University 's post 18/03/2026

Final Match 18.03.2016
Ramadaan Cup

18/03/2026

Xiddigii Wareega Ramadaanta Tima-ade University 2026

18/03/2026

Gool dhalintii Ugu Badnayd Wareega Ramadaanta Tima-ade University 2026.

18/03/2026

Daafacii Ugu Wanaagsanaa Wareega Ramadaanta 2026.

18/03/2026

Kulankii Ugu Dambeeyey oo ku soo dhammaadey Guul.

Waxaa Guushu Raacdey Kooxda ICT A..

Hambalyo Hambalyo Dhammaan cidkasta oo tartankan Qayb ka qaadatay.

17/03/2026

Ramadaan Cup

Final Match

Ciyaarta K**a Dambaysta ah waxaa la Ciyaari Doonaa Arbacada 18.03.2026.

Guul In Wareegani innoogu soo dhamaado ayaan Rajaynaynaaa .....

15/03/2026

Kulankii Galabta

Health Science 1 : 4 ICT A

14/03/2026

Ramadaan Cup

Kulankii ugu Adkaa Wareega Tima-ade University Ramadaan Cup ayaa dhiici doona Maalinka Axada ah 15-3-2026 .



13/03/2026

Ramadaan Mubarak

Jumca Mubarak

Fariin Muhiim ah......

12/03/2026

Kulankii Galabta

Full Time

Lecturers 2 : 6 B.A

Hambalyo Hambalyo Kooxda Guuleysatay .

11/03/2026

RAMADAAN CUP

Kulankii Galabta Ciyaar adag ayaa Dhex martey Kuliyadaha Sharciga (Law ) iyo Caafimaadka Waxaana Guushu Raacdey Kuliyada Caafimaadka .

Law 6 : 8 Health Science

Hambalyo Guuleystayaash .

Want your school to be the top-listed School/college in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Wadajir Gabiley
Gebiley

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00