Markaz Umuhaatul Muuminiin - Gabiley

Markaz Umuhaatul Muuminiin - Gabiley

Share

Kusoo dhawaw Markaz Umuhaatul Muuminiin - Gabiley

22/03/2026
03/09/2025

Xirfada dawaarka ayaa ah mid ay ku shaqaysan karaan dumarku una wanaagsan inay bartaan waxaanu ku dadaalaynaa inaan soo saaro hooyo iyo gabadh. Shaqaysan karta

03/09/2025

Markaska iyo barashada dawaarka

23/02/2025

Asc. Dhamaan haweenwaynaha ku dhaqan dagmada galilay waxaan ugu bishaaraynaynaa inay nagala soo qayb galaan khayrka

21/02/2025

Wiig xidhiidh ah ayay inoo socondoontaa muxaadaraadku aan soo dhawayno ramadaan quluubteenana aan ku maydhno dikriga. Darrow nagala qayb qaata khayrka

21/02/2025

Sabtida iyo markaska umuhaatul muuminiin bacda casar. Halasoo dhakhsado si aanu kaaga buuxsamin hoolku

Want your school to be the top-listed School/college in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Dhanka Koonfureed Ee Fooqa Telesom
Gebiley